Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland oo maanta looga dareeray goobaha cod-bixinta

Recommended Posts

Deeq A.   

In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland.

Doorashadan oo laba sanno dib uga dhacday xilligii ay mudaysnayd ayaa maanta si rasmi loogu dareeray.

Dadweyne badan ayaa la arkayay maanta iyagoo safaf ku jira si ay codkooda u dhiibtaan, qaar badan oo ka mid ah ayaa sheegay inay doonayaan dhaqaale xooggan iyo shaqooyin.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this