Deeq A. Posted November 14 In ka badan hal milyan oo qof oo diiwaan gashan ayaa maanta u dareeray codeynta doorashada madaxtinimada ee Somaliland. Doorashadan oo laba sanno dib uga dhacday xilligii ay mudaysnayd ayaa maanta si rasmi loogu dareeray. Dadweyne badan ayaa la arkayay maanta iyagoo safaf ku jira si ay codkooda u dhiibtaan, qaar badan oo ka mid ah ayaa sheegay inay doonayaan dhaqaale xooggan iyo shaqooyin. Source Share this post Link to post Share on other sites