Sign in to follow this  
Deeq A.

Turkiga oo markii u horreysay ku dhawaaqay in la jaray dhammaan xidhiidhkii ay la lahaayeen Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   

Turkiga ayaa markii u horreysay maanta ku dhawaaqay in la jaray dhammaan xidhiidhkii ay la lahaayeen Israa’iil, sida laga soo xigtay madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdogan.

“Dawladda Jamhuuriyadda Turkiga, ee uu hoggaamiyo Erdogan, ma sii wadi doonto, mana horumarin doonto xiriirka ay la leedahay Israa’iil.” ayaa lagu yidhi hadalka laga soo xigtay Erdogan.

Turkiga ayaa xidhiidh diblomaasiyadeed iyo mid ganacsi la lahaa Israa’iil, wuxuu ka mid yahay dalal dhowr ah oo Islaam ah oo wali marin u ah Israa’iil, kuwaa oo dekedahooda ay Israa’iil u adeegsato goob ay marinka bambooyinka iyo hubka ay ku disho carruurta iyo haweenka Qasa iyo weerarrada ay ka geysanayso Lubnaan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this