Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiir Cabdilaahi Abokor oo deegaankiisa u sheegay in ay u codeeyaan isbedelka

Recommended Posts

Deeq A.   

img_1_1731391966825.webp
Wasiir hore Cabdilaahi Abokor oo ka soo jeeda gobolada Maroodijeex, Saaxil iyo Togdheer ayaa saaka ugu baaqay dedkiisu ama deegaankiisu in ay u codeeyaan isbedelka.

Oo ay codkooda siiyaan musharax Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro maalinta bari ah.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this