Sign in to follow this  
Captain_Mike20

Somaliland Central Bank brings back currency stability between Dollar and SL/Shillin

Recommended Posts

Hargeysa/ ToggaHerer

 

Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa saaka ku soo daayay Suuqa sarifka Lacag Kaash ah oo fara badan , Baanka ayaa Suuqa Dhexe ee Waaheen oo ah suuqa Ganacsi ee ugu weyn Somaliland saaka Keenay Baabuur Land Cruiser ah oo uu ku sido lacag Somaliland Kaash ah .

 

Baanka ayaa markiiba Suuqa ku fasaxay Lacag kaashkii uu siday Kuna bilaabay Sarifka Hal ka Dollar 5800 oo Shillin Somaliland ah halku Shalay Gabalku ugu Dhacay Halka Dollar 5500 oo Shillin Somaliland ah.

 

Dadweynaha ayaa ku soo xoomay Gaadhiga uu watay Baanku iyaga oo bilaabay in ay ka sariftaan lacagta ay sitaan taas oo ay dadweynuhu aad u soo dhaweeyey sheegayna in ay ahayd in mar hore ba baanku bilaabo .

 

Qiima dhaca Dolar ka ku yimi ayaa saameyn xoog leh ku yeeshay maalmihii u danbeeyey dadweynaha iyaga oo si weyn looga dareemay dhamaan dalka Somaliland qiima dhacaas oo qaylo xoog leh ka keeneen dadweynuhu.

 

Warqabadka ToggaHerer

Hargeysa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this