General Duke Posted March 4, 2007 Madaxweyne C/laahi Yusuf oo socdaal ku maraya dalka Kuwait ayaa la kulmay Amiirka dalkaasi. Jibriil Nuur Cadde wardheernews Muqdisho 03/04/2007 _______________________________________________________________________________ Madaxweynaha dawladda kmg ee Soomaaliya C/laahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho ku tagay dalka Kuwayt. Halkaasi oo kulamo kula yeeshay qaar ka mid ah madaxda dalkaasi isagoo kala hadlay sidii ay kaalmo ugu fidin lahayd dawladda Kuwayt Soomaaliya. Madaxweyne Yuusuf waxa uu kulan la yeeshay amiirka dalka Kuwait Axmed Al Sabaax, isagoo ay ka wada xaajoodeen qaabkii Xukuumadda Kuwayt ay ku gacan qaban lahayd dawladda kmg ee Soomaaliya. Wakaaladda wararka Kuwayt ee KUNA ayaa ku warantay in madaxweyne C/laahi Yuusuf uu u soo bandhigay masuuliyiinta Kuwayt dalab ku aadan in dhaqaale loogu fidiyo xukuumadiisa si ay hanato hawlaha iyo maamulka dalka. Al aubaax ayaa dhankiisa u ballan qaaday dawladda Soomaaliya in dhinacyo badan uu ka taageeri doono. Waxa uu Alasabaax sheegay in xukuumadda Kuwayt ay taageero u fidin doonto si looga xukuumadda kmg ahi ayna u burburin sidii kuwii ka horreeyay. Socdaalka Madaxweyne Yusuf ee Kuwayt ayaa qayb ka ah socdaallo uu kusoo marayo wadamada Carabta. Socdaalkaas ayaa ka dambeeyay ka dib marki uu ka qayb galay kulankii ka dhacay magaalada Doxa ee caasimadda Qadar. Halkaasi oo uu kaga qeybgalay kulankii ay yeesheen dawladaha dhex dhexaadka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted March 4, 2007 I hope that "ya-walad" guy doesn't ****up again lol! "YA-WALAAD!" lol@Ya-Walaad. Wasn't he another TFG incompetent? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted March 4, 2007 WAR ODAYGII CABDILAHAY BEER BAKAYLE MUU BARYE TAGGAY Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 4, 2007 ^^^Mr secesionist dont insult your national leader.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2007 سمو أمير البلاد يستقبل رئيس جمهورية الصومال الشقيقة سياسي/كويت/سموأميرالبلاد/صوم 1575;ل سمو أمير البلاد يستقبل رئيس جمهورية الصومال الشقيقة الكويت - 3 - 3 (كونا) -- استقبل حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الصباح حفظة الله مساء اليوم بقصر بيان وبحضور سمو ولي العهد الشيخ نواف الاحمد الجابر الصباح ومعالي نائب رئيس الحرس الوطني الشيخ مشعل الاحمد الجابر الصباح وسمو رئيس مجلس الوزراء الشيخ ناصر المحمد الاحمد الصباح استقبا سموه رعاه الله فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة والوفد المرافق لفخامته وذلك بمناسبة زيارته الرسمية للبلاد. هذا وعقدت المباحثات الرسمية بين الجانبين ترأس فيها عن الجانب الكويتي حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الاحمد الصباح حفظه الله وكبار المسؤولين بالدولة وعن جانب جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة والوفد المرافق لفخامته. وقد صرح معالي وزير شؤون الديوان الاميري الشيخ ناصر صباح الاحمد الصباح بان المباحثات دارت حول العلاقات الطيبة بين البلدين الشقيقين وسبل تعزيزها على اساس من الثقة والتقدير المتبادل في كافة المجالات لبناء ارضية مشتركة تلتقي فيها اوجه التعاون والخير للبلدين والشعبين الشقيقين. كما نوقشت خلال المباحثات العلاقات والقضايا ذات الاهتمام المشترك واهم القضايا المطروحه على الساحتين الدولية والاقليمية. هذا وقد ساد المباحثات جو ودي عكس روح الاخوة التي تتميز بها العلاقة بين البلدين الشقيقين. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted March 4, 2007 حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الصباح أثناء أستقباله فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة حضرة صاحب السمو امير البلاد الشيخ صباح الاحمد الجابر الصباح وبحضور سمو ولي العهد الشيخ نواف الاحمد الجابر الصباح أثناء أستقباله فخامة الرئيس عبدالله يوسف احمد رئيس جمهورية الصومال الفيدرالية الشقيقة Quote Share this post Link to post Share on other sites
Sharif_seylaci Posted March 4, 2007 bal eega sidu lugaha uu fadhisye maxaa uu diiday ilu siida ragga uu fadhisto dhag castu ba suuku wa siida ragga uu fadhiya secsonist adeeer i took what is myne maxaad iga rabta aniga Quote Share this post Link to post Share on other sites
XOG-ogaal Posted March 5, 2007 loooooooooooooooool bal eega sidu lugaha uu fadhisye maxaa uu diiday ilu siida ragga uu fadhisto dhag castu ba suuku wa siida ragga uu fadhiya secsonist adeeer i took what is myne maxaad iga rabta aniga Posts: 202 | From: SEYLAC SOMALILAND | Joined Somalia Online: Aug 2006 | Identity: Logged | Nothing against the president but but ...........puuuuuuuuuh--------lease gacmaha ka qaado jilbahaag ......gibir camol ow u fadhiyaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 5, 2007 ^^^You have nothing against the President thats quite amusing to say the least. Secesionist saxib, you have your clan region under control just like all the major clans, nothing special really. Thus time will come soon whe we restart the real talks for the new Somali union... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 5, 2007 KUWAIT: Dowladda Kuwait oo dhaqaale u ballanqaaday Dowladda Soomaaliya, kana kaalmeyn doona dhinacyo badan Posted to the Web Mar 05, 07:51 Kuwait (PP) – Dowladda Kuwait ayaa taageero dhaqaalle u ballanqaadday Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ka kaalmeyn doono dhinacyada dhismaha hay’adaha Dowladda iyo Ciidammada. Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo socdaal rasmi ah ku tagay dalka Kuwait ayaa amiirka dalkaas kala hadlay xaaladda dalka Somaaliya, isagoo ka codsaday inay taageerto dowladda KMG-ka ah oo halgan ugu jirta inay sharci iyo kala dambeyn ku soo celiso Soomaaliya. Kuwait ayaa noqotay dalkii ugu horreeya oo si toos ah u marti-qaadda dowaldda KMG-ka ah ee Soomaaliya, doonaysana inay taageerto dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo Kuwait ay ka mid tahay dalalka ugu hodansan Khaliifka Carabta. Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo aan xiriir fiican la lahayn dalalka Carabta ayaa socdaalkaan la filayaa inuu noqdo kii ugu muhimsanaa ee wadada xiriir ay yeeshaan Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Carabta. Dhinca kale, wafdiga Madaxweyne Yuusuf ayaa kulan la yeeshay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Kuwait, wuxuu kaloo ka qaybgalay qado sharaf uu u sameeyay wafdiga Safiirka Soomaalida ee dalka Kuwait, waxaana Madaxweynuhu uu jaaliyadda Soomaaliyeed uga warbixiyay xaaladda dalka Soomaaliya oo faahfaahsan. Madaxweyne Yuusuf oo gaaray dalka Kuwait laba maalmood ka hore ayaa lagu wadaa inuu uga duulo dhanka dalka Qatar oo laga yaabo inuu kaga qaybgalo shirka dalalka Dhexdhexaadka ah oo ka furmaya halkaas. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 5, 2007 another fantastic pic Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted March 5, 2007 Originally posted by raadamiir: What we are witnessing today is the first days of a long, prosperous and proud Somalia. Thanks to the leadership and the courage of every active member of TFG. You know, around 16 years ago in mid 1991, friend of mine told me that this job of governing a nation takes a certain kind of men; the kind of men that hold the leadership position today - from executive, parliament, to the ministerial level - in the TFG. And thanks finally to Ethiopia for making Reer Qansax the unbecoming of Somalis leadership! Wallee ama kuwait ka dag, ama Kismaayo ka dhoof, ninkaas dhogorta madoow leh eed aaminsan tihiin waa Mujrimka reer puntland, sidaas ayaan u naqaan anaka. Waxaad rabtid aqri, dowlad maahid, qabiil ayaa tahay, anigana qabiil ayaan ahay, howshu waa sidaas! After the trip, I say, welcome to reality! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted March 5, 2007 ^^^The TFG is more than a single man or clan, its a ntional governemnt of the Somali's, hence the complaints of certain media types and minority groups like Qabil-Ubahane... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted March 5, 2007 Originally posted by General Duke: ^^^The TFG is more than a single man or clan, its a ntional governemnt of the Somali's, hence the complaints of certain media types and minority groups like Qabil-Ubahane. .. Shaati dowladeed midhaa iiguma hoos gabatid, anigana kaama aqristo, adigana kuma seexatid, ee yuusan waqtiga kaa lumine, orod ciyaalka yaryar ee aad Burtinle iyo Bacaad weyn kasoo waday, gee guryahooda, intaan xamar lagu duban! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hunguri Posted March 5, 2007 Originally posted by Alle-ubaahne: quote: Originally posted by General Duke: Shaati dowladeed midhaa iiguma hoos gabatid, anigana kaama aqristo, adigana kuma seexatid, ee yuusan waqtiga kaa lumine, orod ciyaalka yaryar ee aad Burtinle iyo Bacaad weyn kasoo waday, gee guryahooda, intaan xamar lagu duban! LooooL. Alle ubaahne, Wallee Ninkaagani Waallida Micro-phone ayaa usoo qaadatay. Cant you see the big speaker, that you are using as an avertor . Alle u baahne. Sxbow, calm down oo shaydaanka iska naar . Belaayo ma jirtee . Quote Share this post Link to post Share on other sites