Sign in to follow this  
General Duke

Gothenberg: Minister Janagow not welcome in Mosque?

Recommended Posts

Sh. Cabdiraxmaan Janaqow oo waji gabax kala kulmay reer Goteburg.

Posted to the MOL July 22, 2009, 2:02 pm

 

Sh. Cabdiraxmaan Janaqow oo ka mid ahaa kooxdii Asmara ee dagaalka qabyaaladaysan ku qaaday dowladii Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa waxaa uu maanta yimid masaajidka Bellevue ee Gotenburg/sweden oo uu doonayay inuu muxaadaro ka akhriyo kulana hadlo Somalida reer Sweden.

Waxaa haddaba isla markiiba diiday muxaadaradiisi dadkii Somalida ahaa ee ku cibaadaysanayay masaajidka iyagoo sheegay inuu Janaqow aysan wadaadnimadu daacad ka ahayn, uuna yahay nin aad qabiilka ugu fogaaday, waxa kaliya ee laga kororsanaya tahay in Somalida Sweden isku nacaan qabiil.

 

 

Dad badan ayaa xasuusta wareysi Janaqow uu siiyay laanta afka Somaliga ka dib markuu wasiirka cadaalada ka noqday dowlada Sh. Shariif.

Janaqow ayaa sheegay in dadka Muqdishu ka dagaalaya ay yihiin qabiilo aan u dhalan Muqdishu. Wuxuu intaas ku daray in beeshiisa

****** ay duulaan ku yihiin xoogaga Alshabaab iyo Xisbul-Islaam isagoo markaas doonayay inuu dadka reer Muqdishu ku beerlaxowsado

Qabyaalad iyo qidadihii ay isticmaali jireen dagaal oogayaashii Muqdishu.

 

 

Janaqow ayaa aysan u suurogalin inuu masaajidka ka hadlo waxaana uu goobtaas kala tagey ceeb weyn. Isagoo noqonaya Sheekhii ugu horeeyay oo Somali ah oo dad shacaba ka ishortaagaan inuu muxaadaro akhriyo.

 

 

Mid ka mida dhalinta masaajidka joogtay oo la weydiiyay waxa ay ku kala duwan yihiin wadaada Xisbul-Islaam iyo SH. Janaqow ayaa wuxuu yiri; ugu yaraan wadaada Xisbul-Islaam mowqofkoodi hore ee ay dowladii C/laahi Yuusuf kula dagaalsanaayeen ayay wali midaana sheegeen inay kula dirirsan yihiin. Laakiin Sh. Janaqow isagaa afkiisa ayaa laga maqlay inuu qabyaalad ku nacsanaa dowladii hore ee madaxweyne C/laahi Yuusuf haatana uu tan SH. Shariif Qabyaalad ahaan u taageersan yahay ee aysan waxba ka duwanayn dowladii ka horeysay.

 

Mudugonline.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yup! clan boyz shouldnt be allowed no where. I second that. At this day and age, clan-masters should be outlawed and despised.

 

Its the reason why somalia is suffering badly due to clan-masters ill schemes.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

So does Janaqow really live in Sweden for good now or is he just visiting there?

 

As far as the topic, I don't blame the masjid at all. The admin of the masjid have the right to choose who can/not speak at the masjid.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this