General Duke Posted July 22, 2009 Sh. Cabdiraxmaan Janaqow oo waji gabax kala kulmay reer Goteburg. Posted to the MOL July 22, 2009, 2:02 pm Sh. Cabdiraxmaan Janaqow oo ka mid ahaa kooxdii Asmara ee dagaalka qabyaaladaysan ku qaaday dowladii Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa waxaa uu maanta yimid masaajidka Bellevue ee Gotenburg/sweden oo uu doonayay inuu muxaadaro ka akhriyo kulana hadlo Somalida reer Sweden. Waxaa haddaba isla markiiba diiday muxaadaradiisi dadkii Somalida ahaa ee ku cibaadaysanayay masaajidka iyagoo sheegay inuu Janaqow aysan wadaadnimadu daacad ka ahayn, uuna yahay nin aad qabiilka ugu fogaaday, waxa kaliya ee laga kororsanaya tahay in Somalida Sweden isku nacaan qabiil. Dad badan ayaa xasuusta wareysi Janaqow uu siiyay laanta afka Somaliga ka dib markuu wasiirka cadaalada ka noqday dowlada Sh. Shariif. Janaqow ayaa sheegay in dadka Muqdishu ka dagaalaya ay yihiin qabiilo aan u dhalan Muqdishu. Wuxuu intaas ku daray in beeshiisa ****** ay duulaan ku yihiin xoogaga Alshabaab iyo Xisbul-Islaam isagoo markaas doonayay inuu dadka reer Muqdishu ku beerlaxowsado Qabyaalad iyo qidadihii ay isticmaali jireen dagaal oogayaashii Muqdishu. Janaqow ayaa aysan u suurogalin inuu masaajidka ka hadlo waxaana uu goobtaas kala tagey ceeb weyn. Isagoo noqonaya Sheekhii ugu horeeyay oo Somali ah oo dad shacaba ka ishortaagaan inuu muxaadaro akhriyo. Mid ka mida dhalinta masaajidka joogtay oo la weydiiyay waxa ay ku kala duwan yihiin wadaada Xisbul-Islaam iyo SH. Janaqow ayaa wuxuu yiri; ugu yaraan wadaada Xisbul-Islaam mowqofkoodi hore ee ay dowladii C/laahi Yuusuf kula dagaalsanaayeen ayay wali midaana sheegeen inay kula dirirsan yihiin. Laakiin Sh. Janaqow isagaa afkiisa ayaa laga maqlay inuu qabyaalad ku nacsanaa dowladii hore ee madaxweyne C/laahi Yuusuf haatana uu tan SH. Shariif Qabyaalad ahaan u taageersan yahay ee aysan waxba ka duwanayn dowladii ka horeysay. Mudugonline.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 22, 2009 however despicable a man he is, a house of worship should be open to everyone Quote Share this post Link to post Share on other sites
rudy-Diiriye Posted July 23, 2009 Yup! clan boyz shouldnt be allowed no where. I second that. At this day and age, clan-masters should be outlawed and despised. Its the reason why somalia is suffering badly due to clan-masters ill schemes. Quote Share this post Link to post Share on other sites
The Zack Posted July 23, 2009 So does Janaqow really live in Sweden for good now or is he just visiting there? As far as the topic, I don't blame the masjid at all. The admin of the masjid have the right to choose who can/not speak at the masjid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted July 23, 2009 They should allow him to speak, listen then complain, he is a clown no doubt but all this fuss is not required. Quote Share this post Link to post Share on other sites