Deeq A. Posted November 7 Waxa maanta si rasmi ah xisbiga Waddani ugu biiray Cabdilaahi Abokor oo ka mid ahaan jiray wasiiradda ugu tunka weyn xukuumadda Muuse Biixi. Wasiir hore Maxamed Abokor oo ku sugnaa magaalada Burco ayaa saxaafada ka soo muuqday isaga oo ku soo biiray xisbiga Waddani oo ah xisbiga badbaadada Somaliland. Qaran News Share this post Link to post Share on other sites