Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul wasaare ku xegeenka labaad ee XFS oo dalka uga qeyb-galay shirka madasha magaalooyinka adduunka

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Labbaad ee Dalka Cabdisalam Cabdi Cali (Dhaay) ayaa magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar kaga qeyb-galaya Kulanka 12aad ee madasha magaalooyinka Adduunka WUF12 oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dejinta Aadanaha (UN-Habitat).

Shirka ayaa diirada lagu saari doonaa dejinta yoolalka horumarinta waara, magaalaynta, xakameynta caqabadaha hadda jira ee caalamiga ah ee saameeya nolol maalmeedka dadka kor u kaca kharashka nolosha, isbeddelka cimilada, la’aanta adeegyada aasaasiga ah iyo colaadaha adduunka ka socda.

Shirkan oo uu furay Madaxweynaha dalka Masar Cabdifatax Al-Siisi ayaa lagu qabanayaa qaaradda Afrika  20 sano kadib markii la aas aasay sanadkii 2002-kii

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this