Deeq A. Posted November 4 Deegaanada Jubada Hoose qaarkood ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada. Wararka ayaa sheegaya in biyo la’aanta darteed ay u dhinteen illaa saddex qof, waxaana soo kordhaya qeyla dhaanta iyo baaqyada ku saabsan in dadkaasi gurmad lala gaadho. Source Share this post Link to post Share on other sites