Sign in to follow this  
Deeq A.

Saddex qof oo biyo la’aan darteed ugu dhintay Soomaaliya

Recommended Posts

Deeq A.   

Deegaanada Jubada Hoose qaarkood ayaa waxaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada.

Wararka ayaa sheegaya in biyo la’aanta darteed ay u dhinteen illaa saddex qof, waxaana soo kordhaya qeyla dhaanta iyo baaqyada ku saabsan in dadkaasi gurmad lala gaadho.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this