Sign in to follow this  
Deeq A.

Maxaa looga hadlay kulanka guddiga maaliyadda BFJS iyo taliyaasha ciidamada?

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddiga Maaliyadda ee labada gole BJFS ayaa  kulan ku yeeshay xafiiska guddiga ee Villa Hargeysa, waxaana goobjoog ka ahaa Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda XFS, Wasiirka Gaashaandhiga, Taliyaha Ciidanka XDS, Taliyaha Booliiska, Taliyaha nabad sugida, Taliye ku xigeenka ciidanka asluubta Soomaaliyeed.

Ugu horeeyn Guddiga Wuxuu warbixin ka dhageystay dhamaan Taliyaasha iyo Wasiirada shirka ka soo qeyb-galay, iyagoona faahfaahiyay daruufaha ciidanka ku gadaaman iyo in kororka miisaaniyadda sanadkaan loo wareejiyo dhanka ciidanka.

Gaba-gabadii Guddoomiyaasha Guddiyada Maaliyadda ee Labada  Aqal ee BJFS oo kulanka soo xiray ayaa usheegay in Xaquuq u halida Ciidanka XDS ay muhiim tahay ka guddi ahaana ay diyaar u yihiin in ciidanka Xuquuq loo raadiyo.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this