Sign in to follow this  
Deeq A.

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo safar qarsoodi ku tagay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Agaasimaha Hey’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA William J. Burns oo maanta booqasho ku tagay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Agaasimaha ayaa kulan gaar la yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Agaasimaha Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Cabdullaahi Sanbaloolshe.

Horaantii bishii January  2024 ayuu sidaan oo kale Muqdisho u yimid sarkaalkaan, xilligaas oo uu la kulmay Madaxweynaha iyo Agaasimihii hore ee NISA Mahad Salaad.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this