Sign in to follow this  
Deeq A.

Shaqaalahii dawladda ee Saylac, Xariirad Iyo Lawyacaddo oo u olaynaaya xisbiga Kulmiye

Recommended Posts

Deeq A.   

Shaqaalahii dawlada ee Lugahaya, Xariirad iyo Sayalc ayaa loo magacaabay xubnaha maamulka iyo ololaha doorashada fooda inagu haysa.

Arinkani waxa uu ka soo horjeedaa shuruucda doirsshooyinka in asn qof shaqaale dawladeed ahi aanu xil.ka noocani oo ah ka qaban karin dalka gaar ahaan xiliga ololaha doorashooyinka

Qofka shaqo dawladeed oo umadda oo dhan u dhex ah hayaa waa in aanu ku milmin xisbiyada midkoodana.

Dadkani waa in ay shaqada dawladda ka tagaan oo is casilaan.

IMG-20241029-WA0027.jpg

IMG-20241029-WA0026.jpg

IMG-20241029-WA0025.jpg

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this