Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adda Sirdoonka Somaliland oo war ka soo saartay rag hubeysan oo Hargeysa ku xidhay

Recommended Posts

Deeq A.   

Hay’adda Sirdoonka Qaranka Somaliland ayaa sheegtay in ay xabsiga dhigtay afar kamid ah rag hubeysan oo rasaas ka riday xaafado kamid ah caasimadda Hargeysa.

Warkan ayaa kasoo baxay hay’adda NIA;

“NIA ayaa xabsiga u taxaabtay afartii qof ee hubaysnaa ee qaska iyo qalalaasaha ka waday maqribnimadii isu soo baxa Kulmiye. Waxa la horgeyn doonaa maxkamadaha ciidamada qalabka sida, sidoo kale ciidamada booliska qaranka Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay xubnihii kale ee kooxdaasi ka tirsanaa.”

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this