Sign in to follow this  
Deeq A.

Komishanka Doorashooyinka oo ganaaxyo lacageed ku xukumay xubno jabiyay Xeerka Anshaxa & Hab-dhaqanka Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda JSL.

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddida Anshaxa iyo Kormeerka Doorashooyinka JSL ayaa maanta ganaaxyo lacageed ku xukumay Xisbiyada Waddani, Kulmiye.Ururka Kaah iyo masuuliyiin ka tirsan xukuumada iyo golaha degaanka degmada Hargeysa kuwaas oo gudigu sheegeen in ay jabiyeen Xeerka Anshaxa & Hab-dhaqanka Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda JSL.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this