Dhubad. Posted January 30, 2006 Who the hell is he to say that? . Dheere oo jawaab kulul ka bixiyay Shirka Baydhabo. Posted on Monday, January 30 @ 07:56:47 PST by editor sida uu noogu soo waramayo wariye madax banaan oo ku sugan Jowhar Cali Ahmed ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gudiga Siyaasadda ee Maamulka Shabeelaha Dhexe M. Dheere ayaa durbaba ka jawaabay isagoo la hadlayay Saxaafadda in Baydhabo aan looga hadli karin arimo qaran isla markaana uusan ogolaan doonin in kulankaasi lagu qabto Baydhabo. M. Dheere ayaa sheegay in uu Madaxwaynuhu jabiyay Dastuurka oo Baydhabo aanay ahayn goob laga kulankaasi uu ka dhici karo Gudoomiyaha gudiga siyaasadda maamulka gobolka Sh/dhexe Max'ed Dheere oo wareysi siiyay Shabakada warbaahinta Shabelle, isagoo ku sugan magaalada Jowhar ayaa sheegay in madaxda sar sare ee dowladda FS ee ku sugan dalka Kenya, go'aanka ay galabta gaarayaan in uu yahay mid dowladda Kenya ay siinayaan , isla markaana khuseeyo dadka iyo dowladda Kenya, waxa uuna sheegay in umadda Soomaaliyeed cidii matasha ay ku hadli karto gudaha dalka Soomaaliya balse aan loo baahneyn in dalka Kenya go'aan lagu soo gaaro. Waxa uu tilmaamay in fadhiga Baarlamanka magaalada Jowhar iyo magaalada Muqdisho midkood loo iclaami karo, balse waxii ka soo haro ay yihiin waxa uu ku tilmaamay fadhi ku dirir. Max'ed Dheere Mar la weydiiyay in magaalada Baydhabo arinta ay u socoto ayaa waxa uu sheegay in magaalada Baydhabo aanu khuseyn in looga hadlo arimaha qaranka ee dalka Somalia, waasida uu hadalka u dhigaye. Onkod News, Jowhar Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted January 30, 2006 The man has spoken Listen to this Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted January 31, 2006 loooooooool@Mahamed Dheere Dheere said: "baydhabo waa lgu kulmi karaa hadal ahaan camal ama si tacsi ahaan camal laakin dowlad ahaan laguma shiri karo" and the wariyaha said: "yaa u diidaayo in lagu shiro" mahamed dheere got upset and put down the phone!! So, that is mahamed Dheere, Siyaasi baaban u heestay geel beelaha, but as I said before the man is being left out, and he has to play the game as usual, it is his moment now, he gona enjoy it very well, the Johar-Faction(JF) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abaadir Posted January 31, 2006 War waxaanu maxay ahaayeen.... Markii mid la soo celiyaba mid kalaa caroonaya.... Bal hada muxuu Geedi la carooday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacpher Posted January 31, 2006 The man can't even answer the question. Tell me now what is he? A miniter or something? Dadkaas ayaa dowladnimo laga sugaa miyaa? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 31, 2006 ^ A bunch of clowns they are, good Ducaqable. Worthless fowqal worthless. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted January 31, 2006 They should be assassinated! They are holding all of us as hostages. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Allamagan Posted January 31, 2006 MD's qub & qac threat is not that big issue now, I hope Meles would restrain him or in the worest scenario put him out of action. The guy seems to be forgetting the rules of the game Quote Share this post Link to post Share on other sites
NASSIR Posted February 1, 2006 A new rift has unfolded. Let us just wish he reconsiders his views and make a much-needed decision to join his comrades at Baidabo. What has happened to him? He was a big part of this reconciliation between the speaker and the president. Or , is there a rumor that the capital of the TFG would temporarily move to Baidabo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 1, 2006 Listen Max’ed Dheere; sida aad ogtihiin walaalayaal labada gobo lee hiiraan iyo sh/dhexe,iyagoo iskaashanaya,ayey soo dhoweeyeen DFKMS,oo loo diidan yahay in ay cagaha dhigto dhul soomaaliyeed...anaga kuma xad gudbi doono hadii aan reer Hiiraan iyo Sh/Dhexe nahay,hadii ay cid ku xad gudbeyso Dowladda ay jirto,anagu noqon meyno,meeshii ay aadaan ayaan u sagootin doonaa,hadii ay xamar tahay iyo hadii ay baydhabo tahay dalabkooda ayeynu raac doonaa,hadii aan dalabkooda wax ka haleyna teena wax kama haleyn doonto,gogoshii qarankana waan u fidinay,waana taagereynaa ee dalabkooda hada yuusan bohol ku ridin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
SOO MAAL Posted February 1, 2006 Prof. Geeddi ““Baydhabo wan tagayaa Dalka Soomaaliya oo dhan ayaan Ra’iisul Wasaare u ahay hal gobol ama Magaalo Ra’iisul Wasaare uma ihiâ€. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhubad. Posted February 1, 2006 loooooooooool@Mohamed Dheer Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted February 2, 2006 Mohamed Dheere has a choice of supporting the state or not. The choice is his and his contradictory statements hints at some inner turmoil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
ANWAR Posted February 3, 2006 Originally posted by Dhubad: They should be assassinated! They are holding all of us as hostages. I WIL KILL ALL FOUR OF THEM :mad: Quote Share this post Link to post Share on other sites