Sign in to follow this  
Deeq A.

Hay’adii shaqaalahu waxa ay qoraysaa shaqaale badan oo sharci daro ah oo Kulmiye loogu ololaynaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20241022-WA00051.jpg
Reer Somaliland ha maqlaan, Ha’yadda Shaqaalaha Dawladdu waa Ha’yad Dastuuriya waxa ay haysaa Shaqaale ka dhexeeya Qaranka oo aan cid gaara ah looga faa’ideyn karin, waxa socdaa boob caddaan ah, Shaqaale isku bedel & Shaqaalysiin cusub, waxa la qorayaa Shaqada dadka u Ololeeyaa KULMIYE, Ha’yaddu ma aha Xarun Xisbi waa Xarun Caddaaladeed oo ka dhexaysa Somaliland, Kumanaan Shaqaale Sharci darro ah ayaa la qoray, Warqa
name?bg=99CCFF&fg=444444&anim=0 dani waa Shaqaale isku bedelashada socota !
img_1_1729863206712.webp

img_2_1729863229932.webp

Maxamed Sidiiq Dhame

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this