Sign in to follow this  
Deeq A.

Salaadiinta, Gudiga iyo Hogaanka dhaqanka ee beesha Arab oo ku dhawaaqday in ay dhisayaan Musharax Cabdiraxmaan Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

IMG-20241024-WA0007.jpg

Kulan ay ku dhameystirnaayeen dhamaan Salaadiinta , Cuqaasha Iyo Guddiyada Beesha ARAB ayaa waxaa maanta lagaga dhawaaqey labada Qodob oo Beesha ARAB isla qaatay

𝐋𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐐𝐨𝐝𝐨𝐛 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐡 .

𝟏. In Dhamaan Beesha ARAB ay codkeeda madaxweyne nimo ay siiso Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Cirro

𝟐. In Beesha ARAB codkeeda Urur-nimo ay siiso ururka ay beeshu leedahay ee HORSEED .

Go.aamadan ayay saladiinta ARAB sheegen in sababta ay u qateen ay tahay midnimada Beesha dhexdeed .

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this