Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Today's kutiri kuteen

Recommended Posts

Jacpher   

^Adigana SL baad ku khafiiftay.

 

Cool Kitty: Hoodi! Ma la raayaa? Hadda ka hor baan islaan Kitty la yiraahdo legal name-keedaan ugu wacay Kathy aasey si xun ila dagaashay.

 

Duke is sort of celebrity in this section. Nomads seem to crave for his point of views. You're right. It can be a deadly obsession.

Share this post


Link to post
Share on other sites
:D ....... am i being a bully by picking on little dukey......... mise isaga idiin soo dacwooday......... since it is a petition I will consider it......... no promises though !

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^You? Bully? Heck no...Qofkii kuugu wacana iisoo sheeg anaa dhagaha ulaabaayee...AlShabaab style wilibo... :D

 

Originally posted by Jimcaale:

^Adigana SL baad ku khafiiftay.

LOOOOOL...Biyaan ku saxday (qux qux qux), I should sue you...

 

Jimcaale, Duke is not the only celeb here...I see you have a shadow, adaanba yareeysan...LOL

 

JB, subax wanaagsan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Subax wanaagsa KK ,,,,,,

 

 

Maxaa ka fiican hadaan waddankayga ku qafiifo Jimcaalow ,,,, hadii intaa Somalia laga heli lahaa mar horay hagaagi lahayd. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D kk..... hadiiba aad wax dhagaha u laabayso .... wadanka ayaa lagaaga baahanyahay ... dadkii la raadinayay ayaa tahay..... halgankaan rag iyo dumar waa loo bahanyahay inay ka qayb qaataan.

 

waxaad ka caawin kartaa Al-shabaab dhinaca recruitment-ka rag badan baa dhaga si fiican u raariciya markay gabadh wax u sheegto..... bal arinkaan ka waran ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Originally posted by Kool_Kat:

Duke maaba saan loo aaminsanyahay ani waa yaabee? Wey-O-Wey...Viva Duke shirts amaa mardhow lasoo gashtaa...Isuma jeediinaa, intaan ka badan waad is ceebeynoysiin...Dabagalka saan ah obsession buu isubadalaa...
;)

 

If what Duke thinks/says/believes means this much to you guys, walee cirkaad roob ku ogtihiin...Duke this, Duke that, Duke baa saan yiri, Duke baa saan qoray...DUKE, DUKE, DUKE...Amaaba qaarkiin Duke ku riyootaan? Bal is yara aayariya...

 

Najeynaa!

 

^This KK made me laught so hard luckly I work alone in the office,your so observant! Ha Ha dee Duke is like the spokesperson for TFG,wuxuu isagaa sheego is taken as words written on stone.If he isnt here for a day or two people get restless,toloow where is Duke ayaa laa isweeydiya..Lol

 

Duke wale your a legend here on SOL! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by Geel_jire:

:D
kk..... hadiiba aad wax dhagaha u laabayso .... wadanka ayaa lagaaga baahanyahay ... dadkii la raadinayay ayaa tahay..... halgankaan rag iyo dumar waa loo bahanyahay inay ka qayb qaataan.

 

waxaad ka caawin kartaa Al-shabaab dhinaca recruitment-ka rag badan baa dhaga si fiican u raariciya markay gabadh wax u sheegto..... bal arinkaan ka waran ?

Ina mari hee adaan kaabilaabaayee...Hayeh you in?

 

Malika, Duke sida loo aaminsanyahay maka baqday horta...Anigu yaabayba...His fan club seems to be growing by the day... :D

 

A very important message for DUKE: Come out, come out where ever you are! Dad badan baa ka walwalsan aragti la'aantaada labadaan bariyee, yeeysan angu waalaninee... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this