Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiyahii Olalaha Ee Xisbiga Kulmiye ee Gobalka Togdheer oo is casilay Taageerayna Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

maayarka-burco.pngGuddoomiyahii Olalaha ee Xisbiga Kulmiye ee Gobalka Togdheer Maxamed Muraad ayaa iska casilay xilkii loo doortay dhawaan kaas oo kubiiray Urur Siyaasadeedka KAAH – Somaliland

Muraad ayaa sheegay in aanu Muuse ka gadmayn mar danbe dadka isaga oo sheegay inuu dhisaya Cirro iyo KAAH qaatayna Go’aamadii shirka CeelAfwayn

Maxamed Muraad ayaa hore usoo noqday Maayirka magaaladda Burco ee ah xarunta Gobalka Togdheer

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this