Sign in to follow this  
Jabhad

Abdulahi-Ahmaars hiding place attacked!!!!!!

Recommended Posts

Jabhad   

Mortars hit Somalia's presidential palace Friday January 19, 06:35 PM

 

MOGADISHU (Reuters) - At least two mortars slammed into Somalia's presidential palace on Friday night as explosions and gunfire rocked Mogadishu in the latest outbreak of violence in chaotic Somalia, witnesses and officials said.

 

"I can confirm two mortars have hit Villa Somalia," a senior government source told Reuters, of the building where President Abdullahi Yusuf stays. "We do not have word yet if there were casualties or

 

(Advertisement)

not."

More than a dozen explosions boomed across Mogadishu and gunfire rattled out to break a lull in the violence of several days in the coastal capital of the Horn of Africa nation.

 

"I have heard more than a dozen explosions ... now there is gunfire," said Reuters reporter Sahal Abdulle.

 

Ethiopian troops, who helped the Somali interim government drive Islamists out of Mogadishu over the New Year, have in past days been the target of attacks from unknown groups.

 

Suspicion has fallen on remnants of the defeated Islamists, who vowed to launch guerrilla strikes against the Ethiopians whom they regard as illegitimate occupiers of Somalia.

 

Two former Islamists told Reuters earlier on Friday they had infiltrated Mogadishu again and planned to attack Villa Somalia and other targets. Yusuf came to Mogadishu just days ago to take up residence in the already bullet- and mortar-scarred building.

 

It was not known if the 72-year-old former soldier was in the compound during Friday's attack.

 

Addis Ababa wants to pull its troops out of neighbouring Somalia within days. But analysts say that risks leaving a power vacuum that could see the Horn of Africa nation slide back into anarchy. The African Union is trying to muster a peacekeeping force.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Weerar Qorsheysan Oo Caaway Lagu Qaadey Villa Soomaaliya:

Posted to the Web Jan 19, 10:46

 

 

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya caaway in weerar ballaaran lagu qaadey xarunta Madaxtooyada ee saldhiga u ahayd hogaamiyaha kooxda Mbagathi Cabdullaahi Yuusuf, warkaan oo hadda nasoo gaaray ayaa tilmaamaya in weerarkan qosheysan ee lagu qaadey Villa Soomaaliy uu socdey ugu yaraan labaatan daqiiqo.

 

 

Weerarkaan ayaa waxaa loo adeegsadey noocyada kala duwan ee hubka, gaar ahaan waxaa si weyn loogu asqeeyay qoriga loo yaqaan hoobiyaha, dagaal kaan oo mudo socdey ayaan la sheegin illaa hadda khasaaraha dhabta ah ee uu gaystay.

 

 

Waa qeybka mid ah dagaalka looga soo horjeedo qabsashada ciidamada Itoobiya waxaana soo xooggaysanayey dhawaanahan dagaalada ay wadaan xooggaga xaq u dirirka ee diidan duliga iyo gumeysiga ay ku jirto Soomaaliya.

 

 

Warka dagaalkaan oo goor dhaw soo baxaya waxaan asagoo faahfaahsan ku heli doontaan qormooyinkaanaga dambe ee caaway

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

hadhwanaag 2007-01-19 (Hadhwanaagnews) Muqdisho(HWN):-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya Magaalada muqdisho inay caawa fiidkii qaraxyo iyo dhawaqa rasasta hadheeyey magaalada muqdisho warar lagu kalsoonayaahy ayaa sheegaya in goobta qaraxaydu ka dheecaeen ay ahayd meel aan sidaas uga fogeyn madaxtooyada somaliya,ilaa iyo hada waxaa socda dhawaqa rasaasta iyo qorayaha loo yaqaan MOTARISKA,ee dhuunta ka Onkoda ilaa iyo hada la ma oga qaasaraha goobta ka dhacay

 

Hadhwanaagnews.com/Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Gunfire rings out from presidential compound in Somali capital

Posted 1/19/2007 1:48 PM ET E-mail | Save | Print | Subscribe to stories like this

 

 

 

MOGADISHU, Somalia (AP) — Government troops battled gunmen who attacked the Somali president's palace in central Mogadishu Friday night, spreading panic around the capital.

The attackers fired three mortars into the presidential compound and then engaged guards in a 30-minute firefight, residents said. The president and prime minister were in Mogadishu, but their whereabouts were unclear and government officials did not immediately answer their phones.

Khadra Dahir Osman, who lives next to the presidential compound, which occupies a hill overlooking Mogadishu, said he fled to his brother's home, panic-stricken.

 

The internationally recognized government — with key military backing from Ethiopia — had managed to drive an Islamic movement that had challenged it for power out of Mogadishu and much of the rest of southern Somalia. But the potential for violence remains great because of clan rivalries, resentment of the government's Ethiopian backers and a threat of guerrilla war from remnants of the Islamic movement.

 

Prime Minister Ali Mohamed Gedi arrived in Mogadishu Dec. 29, a day after the Islamic movement's fighters abandoned the capital. President Abdullahi Yusuf arrived Jan. 8. Since then, their government has struggled to restore order to a capital that has known little but chaos and violence for decades.

 

Copyright 2007 The Associated Press. All rights reserved. This material may not be published, broadcast, rewritten or redistributed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

Wararka

--------------------------------------------------------------------------------

 

 

Villa Somalia oo qaraxyo lala beegsadey

19 Jan 19, 2007, 13:59

 

 

 

 

Qaraxyo xoogan ayaa caawa lala beegsaday xarunta Madaxtooyada Somalia ee Villa Somalia, iyadoo warar kala duwan ay ka soo baxayaan sida uu werarkaan u dhacey.

 

Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxyadan ay ahaayeen hoobiyeyaal lala beegsanayo xarunta Madaxtooyada balse ay ku dhacayeen hareeraha Villa Somalia sida ay sheegayaan wararka laga helayo halkaasi.

 

Inta la rumeysan yahay 14 hoobiye ayaa lagu tuuray xarunta Villa Somalia oo aan la garaneyn cida tuureysay,waxaana halkaasi markii qaraxyadu ay ka dhaceen la maqlayey rasaas xoogan iyadoo nalalkii agagaarka Madaxtooyada la damiyay guud ahaan.

 

 

Warar kala ayaa sheegaya in qaraxyadu ay ahaayeen kuwo lala beegsaday ciidamada ku sugan agagaarka Madaxtooyada iyadoo qaraxyadaan ay la socatey rasaas xoogan oo labada dhinac ay is weydaarsadeen .

 

Lama ogaan karo khasaaaraha halkaasi ka dhashay, hase ahaatee wararkeena danbe ayaad ka heli doontaa warbixin faahfaahsan

 

Xarunta Madaxtoyada ayaa waxa dagan Madaxweynaha DFKMG ah Cabdulahi Yusuf Axmad.

 

Cali Muxayadiin Cali,GO

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

WAR DEG DEG: Qaraxyo xoogan oo lala beegsaday xarunta Villa Somalia xili Madaxweynaha uu ku sugan yahay

Jimce, January 19, 2007

 

APL

Tool

 

Send This Article To A Friend By Email | Saaxiibkaa warkaan ugu *** Email

 

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Print This Article | Daabaco warkaan

 

 

 

Muqdisho(AllPuntland)- Qaraxyo xoogan oo ka dhacayey qoriga Hoobiyaha ah ayaa goordhow lala beegsaday xarunta Villa Somalia xili uu degan yahay Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. C/llaahi Yuusuf Axmed.

 

Qaraxyadan oo ahaa kuwo isdaba joog ah ayaa markii ay dhaceen kadib waxaa la maqlayey rasaas xoogan oo ay isweydaarsanayeen kooxaha qaraxyada fulineysay iyo ciidamada Dowladda, lama oga khasaaraha soo gaaray labada dhinac iyo dhibaatada ay geysteen madaafiicdaas.

 

Warku wuxuu intaa ku darayaa in gebi ahaanba la damiyay nalalkii ka shidnaa xarunta Madaxtooyada iyo agagaarkeeda, iyadoo aad loo adkeeyay amaanka goobtaas, kooxdan falka qaraxyada ah geystay ayaa waxay madaafiic xoogan ay ku ridayeen xarunta Villa Somalia iyadoo ay kala kulmeen rasaas xoogan oo ciidamada Dowladda ay soo ridayeen.

 

Falkan oo ah kii ugu xooganaa oo kooxaha wax qarxiya ay adeegsanayeen madaafiic la sheegay inuu ahaa Hoobiyaha garabka lagu qaato,iyadoo kooxdan ay ahaayeen kooxo abaabulan oo laga soo shaqeeyay weerarka ay soo qaadeen.

 

Tan iyo markii ay dowladda KMG ah la wareegtay caasimada Muqdisho waxaa isa soo tarayey qaraxyada lala beegsanayo madaxda dowladda iyo goobaha ay degan yihiin ciidamada Itoobiyaanka iyo kuwa Dowladda KMG ah.

 

Cali sandheere

AllPuntland, Muqdisho

Share this post


Link to post
Share on other sites

N-syl, bilaash bat uu dabaldegeysa. This will only help the government. Mostly, its just the sort of news it could use in its deplomatic efforts to secure african peace keepers. Secondly, if a pretense was needed at all, this justifies whatever action the president takes to disarm xamar and that he now has increased constitutional authority to deal with instability, I am sure he will take care of this little problem. How foolish you are celebrating something that will only hasten the demise of your ideological brethern: Terrorist and anarchist!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Castro   

Originally posted by Brown:

OMG! This is shocking!!!

 

Is the President ok? :eek: :rolleyes:

Balaayo ma dhimato.

Share this post


Link to post
Share on other sites

How foolish you are celebrating something that will only hasten the demise of your ideological brethern: Terrorist and anarchist

LooooooooooooooL. Alow yaa babur LG ah ku dardarsiiyaa LOL :D

 

This is what Dinari said: This is a cowardly act intended to terrorise the public

 

LMAO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Castro:

quote:Originally posted by Brown:

OMG! This is shocking!!!

 

Is the President ok? :eek: :rolleyes:

Balaayo ma dhimato.
LOL. :D

 

In all seriousness,I hope he is OK.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

"N-syl, bilaash bat uu dabaldegeysa."

 

MMA has done a good job to improve your Somali, but still more improvements needed. You never know it could save your life from the wrath of Somalida xalaasha ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jabhad   

WAR DEG DEG AH : Weerar loo adeegsaday oo Caawa Muqaawamada Soomaaliyeed ay ku qaadeen Xarunta Villa Somalia oo ay tikree Degan yihiin.

 

 

 

 

 

Muqdisho,19,January-07 ( Qaadisiya.com) Wararka naga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Weerar u muuqday mid qorsheysnaa lagu qaaday Xarunta Villa Somalia oo ay degan yihiin Ciidamada Tikreega ah iyo Dabadhilifyadooda.

 

 

Dadweynaha degan agagaarka Villa Somalia oo aan kula xiriirnay khadka telefoonka ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen in iyaga oo fadhiya guryahooda hortiisa ay maqleen mar keliya Madaafiic loo riday si isdaba joog ah isla markaana lagu riday Xarunta Villa Somalia.

 

 

Madaafiicda ayay sheegeen dadka halkaasi degan in ay arkayeen Holaciisa waxayna intaasi kudarayaan dadkaasi in ay arkeen Dab qaac ka baxaya Dhanka Gudaha Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia.

 

 

Kadib markii ay dhaceen Madaafiicda ayaa waxaa hadana la maqlay rasaas lagu riday ciidamo kasoo baxay Madaxtooyada kuwaasi oo dib ugu cararay Madaxtooyadooda hayeeshee rasaasta iyaguna iska soo tuurayay.

 

 

Lama garan karo illaa iyo iminka khasaaraha dhabta ah ee kasoo gaaray Xabashida ku hartay Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia inkastoo ay jiraan khasaarooyin fara badan, waxaadse khasaarooyinka kala socan Doontaan Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya Marka uu waaga Baryo Inshaa Allaah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this