Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirkii Labaad oo iska casila xukuumadda Muuse Biixi Iyo kuwo badan oo hawda ku soo jira

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiir ku xigeenkii wasaaradda beeraha ee xukuumadda Muuse Biixi Naasir Caydiid ayaa xilkii uu hayay iska casilay isla markaasina ku biiray xisbiga Waddani .

Wasiir ku xigeenkii waxbarashada ayaa isna xilkii iska casilay isla markaasina ku biiray xisbiga Waddani oo uu sheegay in uu dhisi doono musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro.

Waxana la filayaa in ay is casilaan madax kale oo ka tirsan xukuumadda Muuse Biixi kuwaasi oo hada wada hadal kula jira xisbiga Waddani

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this