Sign in to follow this  
Deeq A.

Masuuliyiin badan oo iska casilay xisbiga Kulmiye lana filaayo madax badan oo is casili doona

Recommended Posts

Deeq A.   

img_2_1729088014793.webp

img_3_1729088039525.webpLix masuul oo iska Casilay Xisbigii Kulmiye ee gobolka Awdal iyo Dagmada Boorama oo dhamaantood ku biiray xisbiga mucaaridka ah ee Waddani

Xoghaya ku xigeenka Gobolka Awdal Ibraahim aadan Ibraahim

Xoghayaha Dagmada Boorama Dr Abdifataax Maxamed Bulbul

Xoghayaha Abaabulka dagmada Boorama ee Kulmiye Maxamed Caynaan

Xoghayaha isbootiga dagmada Abdisamada Geesi Cilmi

Xoghayihii xidhiidha dagmooyinka Boorama Xuseen Faysal Xuseen

Gudoomiyaha Abaabulka Sh.Cali Jawhar Abdixakiin Cismaan.

Guud ahaan maanta waxa xisbiga Kulmiye iska casilay 12 xubnood kuwaasi oo ka soo kala jeeda gobolada Awdal, Maroodijeex, Saaxil.

Waxana lagu wadaa in ayaamaha soo socda ay is casilaan masuuliyiin ka tirsan xukuumada Muuse Biixi iyo xisbigeeda Kulmiye, Togdheer

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this