General Duke Posted August 12, 2009 Gaalkacyo: Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Falkii loo geystay Culumada Tabliiqa. 12. august 2009 APL Gaalkacyo(AllPuntlan d)-Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud ayaa si deg deg ah uga hadlay falkii lugula kacay qaar ka mid ah Culumada Diinta Islaamka faafinteeda ku caan baxay ee Tabliiqa loo yaqaano, oo xalay waxyeelo weyn loogu geystay magaalada Gaalkacyo oo uu ku sugan yahay Madaxweynaha dowladda Puntland. Madaxweynaha oo ka hadlayay Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegay in ay dowladdiisu aad uga xun tahay, falkaasi wuxuuna ugu baaqay dhamaanba ciidamada dowladdiisa in ay soo qabtaan cidii ka dambeysay falkaas oo uu ku sheegay mid looga soo horjeedo amaanka & Sumcada dowladda Puntland ee Soomaaliya. Md. Faroole wuxuu sheegay in ay dowladdu diyaarisay qorshe dheer oo ay wax uga qabanayso xaaladaha ka taagan deegaanada Puntland, wuxuuna falkan ku sheegay mid ay hada baaritaan dheer ku hayaan ciidamada dowladda Puntland oo ay ogaan doonan cidii ka dambeysay falkaasi. Madaxweynaha Puntland ayaa warkan ka sheegay saacado ka dib markii xalay magaaladaasi Masjid kuyaala lugu dilay Culumo katirsan Kooxda ku caan baxday Fidinta Diinta Islaamka, wuxuuna ku celceliyey in ay dowladdiisu aad uga xun tahay falkaasi. Ururka Tabliiq waa mid baaxad wayn oo caalami ah, astaan ahaan iyo fikrad ahaanna ka duwan ururrada kale ee Islaamiga ah caalamiga ah. Ururka Tabliigh waxaa 90 sano kahor aasaasay nin la oran jiray Mowlana Maxamed Ilyas Qandahlawi oo Hindi ahaa, waxaana aan la garan karin sannadaha uu soo galay gudaha dalka Soomaaliya, waxaana la ogaaday in ay Soomaaliya soo galeen markii ay dhacday dowladdii Dhexe ee dalka Soomaaliya. Lama garan karo waxa loo ugaarsaday Culumadan oo Inta laga ogyahay, ururka Tabliigh kama qayb qaadan hardanka siyaasadeed ee ka jiray Soomaaliya, waxaana Siyaasiin badan ay walaac ka muujinayaan arrimahan oo dhacay. F. C. Maxamed AllPuntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted August 12, 2009 Lets get paranoid, saaxib. Somebody is out to get Puntland! But who? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 12, 2009 Culimada Alle miyaa hadana loo soo dhigtey, ma sheekadii Siyaad baa la wadaa oo waagii qoorta laga goyn jirey wadaadada wixii ka danbeeyay ee habaar iyo cuqubana waan ogeyn ee dhacey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 12, 2009 NGOONGE, nothing to get paranoid about the problems are all local, the killing of the minister and even this event can b explained quite easily. Nuune, as ever you make an invalid point. Who would benefit from the killings of these men? Not the state this incident is simpl an extension of the Ahlu Sunna clan miltia war with wha the see as foreign Kharajites. That's why the President must keep on his path and reform the cities admins, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 12, 2009 This incident was just a message ,,,, just a message but I never expected it will be that expensive. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Juje Posted August 12, 2009 Lets get our facts clear before we spread the orchestrated and diversion rumor of GaroweOnline.com - Ahlu Sunna has never killd a member of Tabliqii before nor engaged in an open warfare with the said group, and it is not inclined to do so now. Ahlu Sunna has never been aggressive or offensive in any matter regarding religion. This unfortunate incident in Galkacyo this morning can be attributed to many factors but certainly not Ahlu Sunna. Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 12, 2009 Since no one knows cidda dilkan geesatey, then yahuud baa ka danbeesay marka Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 12, 2009 I think Jin baa ka dambeeyay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 12, 2009 ^^^JB: Adeer dont open your mouth lad, its not funny. What was the message behind the 4 civilians from Borama clan that were killed and bodies cut to pieces? Juje The Mosque was on the South side of the city, also Ahlu Sunna militias are at war with foreigners as they say, these were foreigners right? Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 12, 2009 ^^ lool adiga unbaa ogaan karo since aad meesha joogtid, waan kaa shakiyey niyahow malaa jimankaad la shaqeesataa, awalbaan kaa kari waayey kaalay aan Quraan ku saaree Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 12, 2009 Duke, awoowo do not try to relate between the two incidents ,, i know you are trying inaad SL isku dhereriso mar kasta ,,,, This particular one was carrying a big message and you know that ..... don't act innocent now. Nuune, mar hadii laba garan la'yahay dee jinka ha lagu shaambadeeyo si aan dhibi u iman si ku meel gaadh ah inta la helayo cidii waxan samaysay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 12, 2009 ^^^Nuune, again you seem to be talking in riddles adeer. This is simple math, the city of Galkacyu has two admins, the incident took place in an area outside the jurisdiction of the state of Puntland. That area is controlled by an entity at war with “foreign” led religious groups. These murdered men were foreigners and led a religious movement. Add things up Nuune or as usual keep making the same meaningless points in jest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 12, 2009 Originally posted by General Duke: h, the city of Galkacyu has two admins, Now that was the message ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 12, 2009 Duke, adiga unbaa hog dhurwaa isku ridayo adeer, I know the city pretty well, messageka uu JB sheegayo ayaad u dhawdahay inaad kaga dhawaajiso si taraaraxna ugu soo dhaceesaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 12, 2009 Originally posted by Jacaylbaro: quote:Originally posted by General Duke: h, the city of Galkacyu has two admins, Now that was the message ,,, LOOL. You are indeed a simple man, the city has two admins but one nation, one flag. Much like a city called Kansas. Quote Share this post Link to post Share on other sites