Som@li Posted August 2, 2009 SomaliTalk.com | August 1, 2009 Kulankii baarlamaanka waxaa soo xaadiray 347 xildhibaan.. Saddexda qodob ee loo codeeyey: IN LA DIIDO IS-AFGARADKII: In Is-afgaradkii Xukuumaddu la soo gashay Dawladda Kenya in la diido oo arrintaas laga dhigo waxba kama jiraan, oo la yiraahdo xukuumada is afgaradkii aad keenteen baarlamaanku waa diidey.. oo Heshiiskii xukuumaddu keenta in gebigiisba la diido.. (waxaa u codeeyey: 334 xildhibaan oo diidey heshiiskii is afgarad). IN DIB LOO DHIGO: In dooda dib loo dhigo oo loo yeero wasiirkii heshiiska soo galay oo marka wasiirkii yimaado laga wada hadlo, oo la arko waxa wasiirku ku difaacayo oo kaddib go'aan arrintaas laga gaaro.. (waxaa u codeeyey: 9 xildhibaan). IN GUDDI LOO SAARO: In Guddi loo saaro oo ay guddigaasi la kulmaan wasiirka, xukuumada, khubaro iyo ciddii ay doonaan oo ay taas baarlamaanka kusoo celiyaan, kaddibna go'aan laga gaaro.. (waxaa u codeeyey: 4 xildhibaan). Here Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 2, 2009 Good move by the Parliament. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 2, 2009 good move indeed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 2, 2009 Ma Qanyare saas u ekaaday? Maskiin. Kii ayuuba u ekaaday, the old man -- what was his name? -- who promotes professional boxing. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 2, 2009 One step in the right direction indeed Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 2, 2009 Weligoodba waxmatareyaashii Beeldhibaannada ahaa maantay dad iska dhigeen...waxaadse ogaataan inuusan Qanyare khayr lahayn oo isaga wax si uu u mucaarado ay u daran tahay haddaan laga qayb gelin! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted August 2, 2009 can they refuse a memorandum of understanding between two governments? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 8, 2009 Well, wax la qariyo qurun baa ku jira...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted August 8, 2009 ama hala qario ama ha la sheego, this is MOU, what does parliament have to do with it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 9, 2009 Because waala soo hordhigay. Wey ka doodeen, weyna diideen. Quote Share this post Link to post Share on other sites