Sign in to follow this  
Deeq A.

Beesha ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ โ€“ ๐—๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—”๐—ฏ๐—ผ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ Oo Tageertay Musharraxa Cabdiraxmaan Cirro

Recommended Posts

Deeq A.   

Odayaasha , siyaasiyiinta iyo dhalinyarada beesha ( ๐—ฅ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฟ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ โ€“ ๐—๐—ถ๐—ฏ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—น ๐—”๐—ฏ๐—ผ๐—ธ๐—ผ๐—ฟ ) ayaa kulan la yeeshay musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .

Beeshan waxay cadeysay inay taageeradeeda la garab istaagi doonto xisbiga Mucaarida ah ee WADDANI .

Siyaasiyiin ay ka mid yahiin Kominshineer Hore Kaltuun iyo Wasiir hore Shuceyb Maxamed Muuse ayaa hor kacaayey beeshan isbedel doonta cududeeda ku biirisay

img_8_1728737704928.webp

img_9_1728737721877.webp

img_10_1728737748817.webp

img_5_1728737636994.webp

img_3_1728737601454.webp

img_1_1728737538288.webp

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this