Sign in to follow this  
Deeq A.

Hoggaamiyaha fallaagada RSF ee dalka Suudaan oo masar ku eedeeyay duqeymo lala beegsaday goobo ay ciimadiisu ku sugnaayeen

Recommended Posts

Deeq A.   

Hoggaamiyaha fallaagada RSF  ee dagaalka kula jirta ciidamada dowladda Suudaan Mohamed Hamdan Dagalo, ayaa Masar ku eedeeyay inay ku lug leedahay duqaymo xagga cirka ah oo lala beegsaday ciidamadiisa.

Janaraal Dagalo ayaa sidoo kale ku eedeeyay Qaahira in ay ciidamada Suudaan tababarto oo ay siiso diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaan Drones-ka, kuwaas oo muddooyinkii ugu dambeeyay sabab u noqday inay ciidamada dowladdu ku gacan sarreeyaan colaadda dalka ragaadisay ku dhawaad ​​18 bilood.

Wasaaradda arrimaha dibadda Masar ayaa bayaan ay soo saartay  ku beenisay eedeymaha mohamed Hamdan Dagalo ee la xiriira ka qeyb qaadashada diyaaradaha Masar ee dagaalka ka socda Suudaan.

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this