Sign in to follow this  
Jacaylbaro

President Rayaale Congratulates Obama

Recommended Posts

Hargeysa (Qaran News)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin waxa uu maanta dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee ku guulaystay doorashadii Madaxtinimada Dalka Maraykanka Mudane Barack H. Obama.

 

Madaxweynuhu dhambaalkiisaasi waxa uu ku yidhi "Waxa farxad weyn ii ah in aan kuu soo diro Hambalyo kal iyo laab ah, aniga oo kugu hambalyaynaya guusha taariikheed ee aad ku guulaysatay in aad noqoto Madaxweynihii 44-aad ee wadanka Maraykanka.

 

Aniga oo ku hadlaya magaca Xukuumada iyo Shacbiga Somaliland, waxa aanu kuu soo gudbinaynaa hambalyadaasi , iyada oo dhamaantayo ay noo ahayd arrin aanu ku diirsano, kuna faraxno markii la xaqiijiyay daqiiqado ka dib in aad ku guulaysatay Doorashadii Madaxtinimada dalka Maraykanka.

 

Waxa aan rajaynayaa mustaqbalka soo socda in iskaashigeenu sii xoogaysan doono, isla markaana aynu si wada jir ah uga wada shaqayn doono, si aynu u ilaalino qiimaha iyo qadarinta dadkeena iyo dalalkeenaba.

 

Madaxweynaha la doortayoow , waxa aan kuu rajaynayaa in aad ku guulaysato Masuuliyada balaadhan ee laguu doortay, waxa aan shaki lahayn in madaxnimadaada laguu doortay aanay faa'iido u lahayn dalka Maraykanka kaligii , ee ay noqon doonto mid ay ka faa'iidaystaan caalamka intiisa kale".

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Waxa aan rajaynayaa mustaqbalka soo socda in iskaashigeenu sii xoogaysan doono
, isla markaana aynu si wada jir ah uga wada shaqayn doono,
si aynu u ilaalino qiimaha iyo qadarinta dadkeena iyo dalalkeenaba.

*ahem* :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Yeey doing his thingie

 

SOMALI PRESIDENT ABDULLAHI YUSUF AHMED

 

"I am hopeful that [barack Obama] will help end major crises in the world, particularly the endless conflict in my country Somalia.

 

"This was a historic election in which a proper leader was elected. This is a great moment for America and Africa."

World Leaders reaction to Obama's victory

 

 

PS: I chose to post on this topic, cuz found that Riyaale ain't on that link of BBC world leaders reaction to Obama.

 

 

PSS: No clear reason why I posted this here :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Malika   

Oow, so the world recognise Taliban leaders as what?

 

***AFGHAN TALEBAN SPOKESMAN QARI YOUSUF AHMADI

"There is neither joy, nor sorrow among our ranks by the election of Barack Obama.

 

"The question is not about a change in the face of the American President, but a change in American policy."

 

 

I like it, rageedi!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

SOMALI PRESIDENT ABDULLAHI YUSUF AHMED

 

"I am hopeful that [ONE] will help end major crises in the world, particularly the endless conflict in my country Somalia. which i complete failed to end".

D

that^^^ reads better now :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

Yeey doing his thingie

 

SOMALI PRESIDENT ABDULLAHI YUSUF AHMED

 

"I am hopeful that [barack Obama] will help end major crises in the world, particularly the endless conflict in my country Somalia.

 

"This was a historic election in which a proper leader was elected. This is a great moment for America and Africa."

 

 

PS:
I chose to post on this topic, cuz found that Riyaale ain't on that link of BBC world leaders reaction to Obama.

 

 

PSS:
No clear reason why I posted this here
:D

It was unneccessary for you to post that. His your president not ours.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this