Xaaji Xunjuf

Somaliland election thread 2024 13 November

Recommended Posts

President ciiro will review the mou and hold discussions with Ethiopia prime minister . But I think biixi and ciiro are having talks about allot of isssuss I think biixi has told ciiro to keep the mou intact for he said it serves Somaliland interests . We shall see what  the new president will do he will clearly follow his own policy but ciiro is pragmatic and will do everything in his power to keep Somaliland interest priority number one . Even though he said during the rallies he would resume talks with the bunker but this unlikely it  easy to say that when u are opposition to be honest and every one knows the bunker is not interested in ambicle  divorce or solution . Even if they bunker insists on a union they don’t know and have no single solution or offer for Somaliland that is even worth considering. I think he will stick with the Ethiopia deal how ugly it may be for the time being . But he should be vigilant because the Ethiopians are also onky after their own interests 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxweynaha la doortay oo qaabilay safiirka Itoobbiya u jooga Somaliland Iyo Saraakiil kale

by Qaran News | Nov 21, 2024

image.png.07cbdf7700fb2bc9ab356f0e297f6dc3.png
Safiirka Dawlada Itoobiya u fadhiya Somaliland 𝗔𝗺𝗯 𝗧𝗲𝘀𝗵𝗼𝗺𝗮 𝗦𝗵𝘂𝗻𝗱𝗲 𝗛𝗮𝗺𝗶𝘁𝗼 , safiir ku xigeenkiisa iyo saraakiil ciidan oo ka tirsan safarada Itoobiya ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay madaxweynaha la doortey ee Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro .

Safiirka ayaa madaxweynaha cusub soo gaadhsiiyey dhanbaal Hanbalayo ah oo uu ka sidey dawladiisa Itoobiya .

Sidoo kale madaxweynaha cusub ee la doortey iyo Safiirka ayaa ka wada hadley xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeya Somaliland iyo Itoobiya .

image.png.27b551627d30a295037cc477c589cceb.pngimage.png.004f650c2dfacdbc7ee9dc01d0ad3466.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dawladda UK- Oo Dhambaal Hambalyo ah soo gaadhsiisay madaxweynaha la doortay ee Somaliland

by Qaran News | Nov 21, 2024

Madaxweynaha la doortey ee Somaliland

 

Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa maanta qaabilay isla markaana kulan gaar ah la qaatey Wakiilka Dawlada Ingiriis-ka u qaabilsan Somaliland 𝗜𝗹𝘆𝗮𝘀 𝗠𝗮𝗹𝗲𝗸 iyo safiir ku xigeenkiisa 𝗖𝗵𝗿𝗶𝘀𝗿𝗶𝗻𝗮 𝗧𝗼𝗲𝗽𝗲𝗹𝗹

Safiirka ayaa madaxweynaha cusub ee la doortey soo gaadhsiiyey dhanbaal hanbalyo ah oo uu ka sidey dawladiisa UK .

Kulankan waxaa madaxweynaha la doortey ku wehelinaayey madaxweyne ku xigeenkiisa iyo xoghayaha Guud ee xisbiga muxaafidka ah ee WADDANI

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.