Sign in to follow this  
Siciid1986

Dhoolatuskii KULMIYE Ee Manchester Iyo Digarogashadii Dhalinyaradii UDUB Kasoo Baxday

Recommended Posts

4377179353_c6db4cc0e4.jpg

4376706951_8033cb13e7.jpg

 

 

4377200153_77b2d10fd3.jpg

 

4377972066_4b1d09cd43.jpg

4377190331_5dbc80262d.jpg

 

 

 

 

 

4377268693_e785497ebf.jpg

4377253339_bfe58d3257.jpg

 

 

Waxaa magaalada Manchester ee cariga Ingiriiska lagu qabtay shirweyne aad loo soo agaasimay, waxaa shirkaas soo qaban-qaabiyey Jaaliyada degan waqooyiga Ingiriiska oo ay hormuud ka tahay Laanta KULMIYE ee Manchester.

 

 

 

Shirka ayaa loo soo agaasimay si aad u qurxoon, waxaana ka mid ahaa masuuliyiintii ay dadweynaha waqooyiga Ingiriiska degani ay fursada u heleen in ay la kulamaan; Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee KULMIYE, mudane Cabdiraxmaan Cabdiqadir, Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Gollaha Wakiilada Cabdicasiis Samaale, Cabdi aw-daahir, Dr Maxamed Cabdilaahi Omar, Axmed Cali Cadami, Abiib Timocade, Xildhibaan Ikraam Xaaji Daauud, Cismaan Saxardiid iyo masuuliyiin kale oo badan. Waxaa kaloo joogay goobtaas, si weyna uga qaybqaatay shirkan xildhibaano dhawra oo ka mid ah gollaha wakiilada, waxaana ka mid ah Aadan Tarabi iyo Xildhibaan Dhaahdheere oo labaduba ka tirsan xisbiga UDUB, iyo xubno kasocday Ururka UDHIS.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this