xiinfaniin Posted October 18, 2006 GAROOWE : War Deg-Deg ah : Kulan albaabadu u xiran yahay oo iminka ka socda madaxtooyada Garoowe oo ay leeyihiin Golaha Xukuumada Puntland iyo Issimadii ka soo laabtay dalka Jabuuti Posted to the Web Oct 18, 18:50 Garoowe:-Waxaa iminka Madaxxtooyada Puntland ee Garoowe ka socda Kulan albaabadu u xiran yahay oo ay leeyiin Xubno ka tirsan Golaha Xukuumada Puntland oo uu horkacayo M/kuxigeenka Puntland Xassan Daahir Af-qurac iyo Issimadii dhawaan ka yimid dalka Jabuuti kaa soo Issimadu warbixin ku saabsan safarkooda dalka Jabuuti ay halkaasi ka akhrin doonaan. Kulankan oo ah mid albaabadu u xiran yahay ayaa waxaa loo diiday in ay Saxaafadu ka qaybqaadato sidoo kale waxaa laga saaray dhammaan masuuliyiintii iyo saraakiisha ka tirtan maamulka Puntland iyo martisharafta ka soo qaybgashay kadib markii ay Issimadu codsadeen in ay la kulmaan oo kaliya Golaha Xukuumada si ay halkaasi ay warbixin u dhiibaan. Issimada ka yimid dalka Jabuuti waxaa ka mid ah Suldaan Siciid Maxamed Garaase , Beeldaaje Cali Faarax , Ugaas C/laahi iyo Caaqil C/wahaab Maxamuud Guray , waxaana beryahaan deegaamada Puntland si wayn looga hadalhayay ujeedada safarkooda dalka Jabuuti ee iminka , waxaana laga bixiyay tafaasiilo aad u badan , hase ahaatee caawa ayaa war wadajir ah ay soo saarayaan Maamulka Puntland iyo Issimadu oo ku aadan safarka Issimada ee dalka Jabuuti. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 18, 2006 Kudos for these Isims to intervene.. I heard there was a contact between them and the old man as well...Allow run ka dhig! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 18, 2006 Interesting. This comes at a time when the Islamic Courts are in emergency contact with Ugaas Cumar Ugaas Xirsi of Gedo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted October 18, 2006 There is a drive to maintain peace throughout Somalia and in the Diaspora. The warmongers in Baydhabo will not succeed IA! Ethiopia is pushing us toward another civil war to retain its control. Majority of Puntlanders are not happy with Cadde’s policy of supporting warlord Qaybdiid! The good Ugaas of Gedo counseled against Barre’s march for war in Jubbada-dhexe! Voices of reason are being heard in Somaliland. And Geedi and the old man are finding difficulty to take us back in time and reverse the gains of the last few months. All of these^^could be a positive read from my side but I have a feeling that shackles of fear and mistrust are being broken [edit] as we speak by brave men...May they succeed in thier effort! ! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted October 18, 2006 ^Such theatrics Xiin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted October 18, 2006 And Allah's forces will always be the upper hand, even if those negotiations will not work. Islam in Somalia is two-bladed, and it cuts each side for the interest of all Muslims. We will previal, insha-Allah, and I will become among the good leaders of the Islamic Courts of Somalia, only if they give me a little department, for example, the department of Marriage and Divorce. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Chimera Posted October 18, 2006 Originally posted by Alle-ubaahne: And Allah's forces will always be the upper hand, even if those negotiations will not work. Islam in Somalia is two-bladed, and it cuts each side for the interest of all Muslims. We will previal, insha-Allah, and I will become among the good leaders of the Islamic Courts of Somalia, only if they give me a little department, for example, the department of Marriage and Divorce. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites