Liibaan Posted August 18, 2009 Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo la isku shaandheeyay, Wasiiru-Dowlayaalna lagu soo daray Talaado, August 18, 2009(HOL): Sidii la sugayayba Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka soo baxday Digreeto isku shaandheyn lagula sameynayay Xubnaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya, iyadoo isla digreetadan lagu magacaabay ilaa 6 Wasiiru-Dowle. Magacyada Wasiirada iyo Wasaaradaha 1.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda: Prof. Cabdi-raxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi) 2.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Maaliyadda: Shariif Xassan Sheekh Aadan 3.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna wasiirka Shidaalka iyo Tamarta: Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex 4. Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka: Cabdi-raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow 5.Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Cali Jaamac Jangeli 6.Wasaaradda Arrimaha gudaha: Cabdi-qaadir Cali Cumar 7.Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdalla Boss Axmed 8.Wasaaradda Amniga: Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) 9.Wasaaradda: Qorsheynta Qaranka Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Warsame 10.Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda: Cabdi-casiis Xasan Maxamed (Laftagareen) 11. Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Fowziyo Maxamed Sheekh Xasan 12. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan 13. Wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed 14. Wasaaradda Beeraha: Maxamed Ibraahim Xaabsade 15. Wasaaradda Hantida Qaranka iyo qalabeynta: Maxamed Mursal Sh. Cabdi-raxmaan 16. Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare: Prof. Ibraahim Xassan Caddow 17. Wasaaradda Dhaqancelinta iyo naafada: Maxamed Cali Ibraahim 18. Wasaaradda Gargaarka Bani’aadaminimada: Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim 19. Wasaaradda Warfaafinta: Daahir Maxamuud Geelle 20. Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada: Maxamed Cali Xagaa 21. Wasaaradda Macdanta iyo biyaha: Maxamed Cabdulaahi Oomaar 22. Wasaaradda Dib u dhiska: Xuseen Ceelaabe Faahiye 23. Waaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayir Maareye 24. Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta: Maxamed Xuseen Siciid 25. Wasaaradda Caafimaadka: Qamar Aadan Cali 26. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirisaaq Cusmaan Jurile 27. Wasaaradda Jaaliyaddaha Dibedda: Cabdillaahi Axmed Cabdulle Azhari 28. Wasaaradda Ganacsiga: Cabdi-rashiid Maxamed Cabdi (Ciro) 29. Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf 30. Wasaaradda Warshadaha: Cabdi-raxmaan Jaamac Cabdalla 31. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka: Maxamed Cabdi Gaandi 32. Wasaaradda degaanka iyo illaalinta Beyada: Burci Maxamed Xamza 33. Wasaaradda Isboortiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble 34. Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga: Khadiija Maxamed Diiriye 35. Wasaaradda waxbarashada: Axmed Cabdillaahi Waayeel 36. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Cali Aadan 37. Wasaaradda Dib u heshiisiinta iyo nabadeynta: Cabdi-rashiid Xaaji Deerow 38. Wasaaradda Lacagta: Eng. Cabdi-raxmaan Omar Osman (Yarisow) 39. Wasaaradda Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleeshiyooyinka: Farxaan Cali Maxamuud Magacyada Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasaaradaha Wasiiru dowlaha Madaxtooyada :Xasan Macallin Wasiiru dowlaha arimaha gudaha : C/rashiid Maxamed Xiddig. Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaarah : Khaalid Cumar Cali. Wasiiru dowlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka : C/llaahi Yuusuf Cigaal. Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga: Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde. Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga :C/laahi Shiikh Cali. Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2009 As usual...I think it is too much! Caku dowladahan Soomaalida oo loo dhiso halla iska dhex arko! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 18, 2009 Acuudka ma China mise India bay dadkani maamulayaan.... Qaran jab iga dheh. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted August 18, 2009 I think it is the record for Somalia, Quote Share this post Link to post Share on other sites
nuune Posted August 18, 2009 Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga: Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde. Rageedi Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2009 I wonder if there is a room that could fit all these during ministerial meetings...or many of them are dibad-wareegyo jeeggaga cayrta qaata...! I like sida qaar isku xariifiyaan oo u dhahaan c ay r ma qaato...lol inta ilmahooda ku koriyaan...ay isaga dhigaan rag belaayo ka dhacday, bal markii ay soo booqdaan ilmahooda xaggee seexdaan, ma hotel? Maya...lol! Oo waxaaba ka sii daran kuwa 550 gaaraya ee la yiraa Beeldhibaannada intee la geynaa...why don't we just appoint 12 ministers, Shariif & Cumar that should be enough and also 99 MP...maximum...! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 18, 2009 Here is my list... Wasaaradda Arrimaha Dibedda Wasaaradda Maaliyadda Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Qorshaynta (I don't understand waxa wasaarad Amni gaar loogu sameeyo) Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka (I don't understand waxa tacliinta sare wasaarad keligeed looga dhigo, sidii Maxamed Siyaad u billaabay maba la deynaayo) Wasaaradda Caafimaadka Wasaaradda Gaashaandhiga Wasaaradda Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha (Korontada, Macdanta iyo Biyaha oo kulligood wakaalado gaar ah noqon kara) Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Garsoorka Wasaaradda Daryeelka naafada, qoyska iyo Jaaliyadaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha/Isboortiga Wasaaradda isgaarsiinta(communi cations)iyo Gaadiidka(Dhulka, Badda iyo Cirka) Imagine having Wasaaradda Sayniska iyo Tiknolojiyada?...lol what a joke! We don't even have warshad rooti iyo buskud samaysa and no need for wasaaradda Warshadaha and Howlaha Guud iyo Guriyeynta...this could be Wakaalad xoos tagta Arrimaha gudaha...I guess. No need for Wasiiru-dowleyaal, Wasiir Madaxtooyada, There should be Wakaalado and wakiilka Madaxtooyada!!! If I was Omar Abdirashiid I would put this forward or resign and look for another job! Bal haddii aan wax ka tegey ku dara...lol! YOU SEE 13 ALTOGETHER AND IT IS DOABLE! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 19, 2009 Boos ku buuxis ayaa la yiraahdaa waxaan. Maxee qabtaan horta? Hoggaanka Soomaalida isma badalaan. Yaala taliyo dadkaan. Nus kamid ah magacyadaan dibadaha ayeeba wareegaan, ama deganyihiinba iyagoo baasabooro shisheeye wato. Wasaaradda Amniga: Cabdulaahi Maxamed Cali ( Sanbaloolshe ) Soomaali iyo naaneys isku daa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BiLaaL Posted August 19, 2009 Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Cali Jaamac Jangeli This is the worst reshuffle of all. Jangeli has already failed in this post. What the hell are they thinking! With his thick British accent and trailblazing diplomatic skills, Abdullahi Oomar was doing pretty well in the FM post. And to think that he was fired simply for refusing to accompany the PM (see below report) on his trip to PL speaks volumes about the TFG's lack of direction and seriousness about the enormous difficulties facing our nation. Walee kuwani waa lagu qasaaray. Somalia: PM 'fires' Foreign Minister in dispute over Puntland visit 17 Aug 17, 2009 - 7:28:29 PM Somalia: PM 'fires' Foreign Minister in dispute over Puntland visit 17 Aug 17, 2009 - 7:28:29 PM GALKAYO, Somalia Aug 17 (Garowe Online) - Somalia's interim Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake has fired Foreign Minister Abdullahi Oomar in a dispute over the Prime Minister's first visit to the northern regions of Puntland, confidential sources tell Garowe Online. The Prime Minister has appointed Mr. Ali "Jangeli" Ahmed as the Horn of Africa country's new Minister of Foreign Affairs. Mr. Jangeli, who was Foreign Minister during President Abdullahi Yusuf's term, is presently part of the Prime Minister's delegation in Galkayo. It is not clear why the Prime Minister fired Mr. Oomar, but unconfirmed reports said the former Foreign Minister refused to accompany Prime Minister Sharmake as part of the Transitional Federal Government (TFG) delegation in Galkayo city for talks with Puntland government leaders. The Prime Minister is expected to a formal announcement soon, with some reports voicing the possibility for a complete Cabinet re-shuffle. Meanwhile, official talks between the visiting TFG delegation and Puntland government leaders are scheduled to begin tomorrow. Prof. Ibrahim Addow, the TFG's Minister for Higher Learning, is also expected to join the talks. The talks will primarily focus on cooperation between the TFG and Puntland government organs in the fields of security, politics and resource-sharing. It is Sharmake's first visit to Puntland since being appointed Somali PM in February 2009. Source: Garowe Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 19, 2009 Ina C/rashiid Cali Sharmaarke see ka noqotay, if this news report is to be believed. Max'ed C/llaahi Awmaar qof waxgarad ayuu ahaa, shaqadiisana gudanaaye. I really admired him. Again, kuwaan hoggaanka Soomaaliyeed sheegto yaala taliyo taloow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
BiLaaL Posted August 19, 2009 ^ Waa su’aal muhiim ah. Whichever quarter they get their advice from surely does not have Somalia’s best interests at heart. Abdullahi Omar’s efforts have been one of the main reasons why the TFG has won much of the International support it currently has. They will regret removing this hard-working and honest fellow from the FM post. Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted August 19, 2009 Interesting, very interesting. I thought Oomaar's position was 4.5 compliant. Maybe Boss's supposed return is the counter-balance. Quote Share this post Link to post Share on other sites