Sign in to follow this  
Liibaan

The new jobs raised the number of cabinet posts to 39

Recommended Posts

Liibaan   

Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya oo la isku shaandheeyay, Wasiiru-Dowlayaalna lagu soo daray

Talaado, August 18, 2009(HOL): Sidii la sugayayba Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya ayaa waxaa maanta ka soo baxday Digreeto isku shaandheyn lagula sameynayay Xubnaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya, iyadoo isla digreetadan lagu magacaabay ilaa 6 Wasiiru-Dowle.

 

Magacyada Wasiirada iyo Wasaaradaha

 

1.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda: Prof. Cabdi-raxmaan Aadan Ibraahim (Ibbi)

 

2.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Maaliyadda: Shariif Xassan Sheekh Aadan

 

3.Ra’iisul wasaare ku-xigeen ahna wasiirka Shidaalka iyo Tamarta: Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex

 

4. Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka: Cabdi-raxmaan Maxamuud Faarax Janaqow

 

5.Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Cali Jaamac Jangeli

 

6.Wasaaradda Arrimaha gudaha: Cabdi-qaadir Cali Cumar

 

7.Wasaaradda Gaashaandhigga: Cabdalla Boss Axmed

 

8.Wasaaradda Amniga: Cabdulaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

 

9.Wasaaradda: Qorsheynta Qaranka Cabdi-raxmaan Cabdi-shakuur Warsame

 

10.Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda: Cabdi-casiis Xasan Maxamed (Laftagareen)

 

11. Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska: Fowziyo Maxamed Sheekh Xasan

 

12. Wasaaradda Xanaanada Xoolaha: Abuukar Cabdi Cismaan

 

13. Wasaaradda Dastuurka iyo arrimaha Federaalka: Madoobe Nuunow Maxamed

 

14. Wasaaradda Beeraha: Maxamed Ibraahim Xaabsade

 

15. Wasaaradda Hantida Qaranka iyo qalabeynta: Maxamed Mursal Sh. Cabdi-raxmaan

 

16. Wasaaradda Hidaha iyo Tacliinta sare: Prof. Ibraahim Xassan Caddow

 

17. Wasaaradda Dhaqancelinta iyo naafada: Maxamed Cali Ibraahim

 

18. Wasaaradda Gargaarka Bani’aadaminimada: Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim

 

19. Wasaaradda Warfaafinta: Daahir Maxamuud Geelle

 

20. Wasaaradda Cilmibaarista iyo Teknoolojiyada: Maxamed Cali Xagaa

 

21. Wasaaradda Macdanta iyo biyaha: Maxamed Cabdulaahi Oomaar

 

22. Wasaaradda Dib u dhiska: Xuseen Ceelaabe Faahiye

 

23. Waaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha: Maxamed Cabdi Xayir Maareye

 

24. Wasaaradda Dalxiiska iyo Duurjoogta: Maxamed Xuseen Siciid

 

25. Wasaaradda Caafimaadka: Qamar Aadan Cali

 

26. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta: Cabdirisaaq Cusmaan Jurile

 

27. Wasaaradda Jaaliyaddaha Dibedda: Cabdillaahi Axmed Cabdulle Azhari

 

28. Wasaaradda Ganacsiga: Cabdi-rashiid Maxamed Cabdi (Ciro)

 

29. Wasaaradda howlaha guud iyo guriyeynta: Maxamed Cabdi Yuusuf

 

30. Wasaaradda Warshadaha: Cabdi-raxmaan Jaamac Cabdalla

 

31. Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka: Maxamed Cabdi Gaandi

 

32. Wasaaradda degaanka iyo illaalinta Beyada: Burci Maxamed Xamza

 

33. Wasaaradda Isboortiga iyo Dhalinyarada: Saleebaan Colaad Rooble

 

34. Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga: Khadiija Maxamed Diiriye

 

35. Wasaaradda waxbarashada: Axmed Cabdillaahi Waayeel

 

36. Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta: Sheekh Nuur Cali Aadan

 

37. Wasaaradda Dib u heshiisiinta iyo nabadeynta: Cabdi-rashiid Xaaji Deerow

 

38. Wasaaradda Lacagta: Eng. Cabdi-raxmaan Omar Osman (Yarisow)

 

39. Wasaaradda Hub ka dhigista iyo jiheynta Maleeshiyooyinka: Farxaan Cali Maxamuud

 

Magacyada Wasiiru-dowlayaasha iyo Wasaaradaha

 

Wasiiru dowlaha Madaxtooyada :Xasan Macallin

Wasiiru dowlaha arimaha gudaha : C/rashiid Maxamed Xiddig.

Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaarah : Khaalid Cumar Cali.

Wasiiru dowlaha Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka : C/llaahi Yuusuf Cigaal.

Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga: Sheekh Yuusuf Max’ed Siyaad Indha Cadde.

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga :C/laahi Shiikh Cali.

 

 

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

 

 

Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online

sxiis@hiiraan.com

Muqdisho, Soomaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

I wonder if there is a room that could fit all these during ministerial meetings...or many of them are dibad-wareegyo jeeggaga cayrta qaata...!

 

I like sida qaar isku xariifiyaan oo u dhahaan c ay r ma qaato...lol inta ilmahooda ku koriyaan...ay isaga dhigaan rag belaayo ka dhacday, bal markii ay soo booqdaan ilmahooda xaggee seexdaan, ma hotel? Maya...lol!

 

 

Oo waxaaba ka sii daran kuwa 550 gaaraya ee la yiraa Beeldhibaannada intee la geynaa...why don't we just appoint 12 ministers, Shariif & Cumar that should be enough and also 99 MP...maximum...!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Here is my list...

 

Wasaaradda Arrimaha Dibedda

 

Wasaaradda Maaliyadda

 

Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Qorshaynta (I don't understand waxa wasaarad Amni gaar loogu sameeyo)

 

Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Dhaqanka (I don't understand waxa tacliinta sare wasaarad keligeed looga dhigo, sidii Maxamed Siyaad u billaabay maba la deynaayo)

 

Wasaaradda Caafimaadka

 

Wasaaradda Gaashaandhiga

 

Wasaaradda Beeraha iyo Xannaanada Xoolaha

 

Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska

 

Wasaaradda Tamarta iyo Biyaha (Korontada, Macdanta iyo Biyaha oo kulligood wakaalado gaar ah noqon kara)

 

Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Garsoorka

 

Wasaaradda Daryeelka naafada, qoyska iyo Jaaliyadaha

 

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha/Isboortiga

 

Wasaaradda isgaarsiinta(communi cations)iyo Gaadiidka(Dhulka, Badda iyo Cirka)

 

Imagine having Wasaaradda Sayniska iyo Tiknolojiyada?...lol what a joke! We don't even have warshad rooti iyo buskud samaysa and no need for wasaaradda Warshadaha and Howlaha Guud iyo Guriyeynta...this could be Wakaalad xoos tagta Arrimaha gudaha...I guess.

 

No need for Wasiiru-dowleyaal, Wasiir Madaxtooyada, There should be Wakaalado and wakiilka Madaxtooyada!!!

 

If I was Omar Abdirashiid I would put this forward or resign and look for another job!

 

Bal haddii aan wax ka tegey ku dara...lol!

 

YOU SEE 13 ALTOGETHER AND IT IS DOABLE!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Boos ku buuxis ayaa la yiraahdaa waxaan. Maxee qabtaan horta? Hoggaanka Soomaalida isma badalaan. Yaala taliyo dadkaan.

 

Nus kamid ah magacyadaan dibadaha ayeeba wareegaan, ama deganyihiinba iyagoo baasabooro shisheeye wato.

 

Wasaaradda Amniga: Cabdulaahi Maxamed Cali (
Sanbaloolshe
)

:D:D Soomaali iyo naaneys isku daa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

Wasaaradda Arrimaha Dibedda: Cali Jaamac Jangeli

This is the worst reshuffle of all. Jangeli has already failed in this post. What the hell are they thinking! With his thick British accent and trailblazing diplomatic skills, Abdullahi Oomar was doing pretty well in the FM post. And to think that he was fired simply for refusing to accompany the PM (see below report) on his trip to PL speaks volumes about the TFG's lack of direction and seriousness about the enormous difficulties facing our nation. Walee kuwani waa lagu qasaaray.

 

Somalia: PM 'fires' Foreign Minister in dispute over Puntland visit

17 Aug 17, 2009 - 7:28:29 PM

 

Somalia: PM 'fires' Foreign Minister in dispute over Puntland visit

17 Aug 17, 2009 - 7:28:29 PM

 

GALKAYO, Somalia Aug 17 (Garowe Online) - Somalia's interim Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake has fired Foreign Minister Abdullahi Oomar in a dispute over the Prime Minister's first visit to the northern regions of Puntland, confidential sources tell Garowe Online.

 

The Prime Minister has appointed Mr. Ali "Jangeli" Ahmed as the Horn of Africa country's new Minister of Foreign Affairs. Mr. Jangeli, who was Foreign Minister during President Abdullahi Yusuf's term, is presently part of the Prime Minister's delegation in Galkayo.

 

It is not clear why the Prime Minister fired Mr. Oomar, but unconfirmed reports said the former Foreign Minister refused to accompany Prime Minister Sharmake as part of the Transitional Federal Government (TFG) delegation in Galkayo city for talks with Puntland government leaders.

 

The Prime Minister is expected to a formal announcement soon, with some reports voicing the possibility for a complete Cabinet re-shuffle.

 

Meanwhile, official talks between the visiting TFG delegation and Puntland government leaders are scheduled to begin tomorrow. Prof. Ibrahim Addow, the TFG's Minister for Higher Learning, is also expected to join the talks.

 

The talks will primarily focus on cooperation between the TFG and Puntland government organs in the fields of security, politics and resource-sharing.

 

It is Sharmake's first visit to Puntland since being appointed Somali PM in February 2009.

 

Source: Garowe Online

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina C/rashiid Cali Sharmaarke see ka noqotay, if this news report is to be believed. Max'ed C/llaahi Awmaar qof waxgarad ayuu ahaa, shaqadiisana gudanaaye. I really admired him. Again, kuwaan hoggaanka Soomaaliyeed sheegto yaala taliyo taloow.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BiLaaL   

^ Waa su’aal muhiim ah. Whichever quarter they get their advice from surely does not have Somalia’s best interests at heart.

 

Abdullahi Omar’s efforts have been one of the main reasons why the TFG has won much of the International support it currently has. They will regret removing this hard-working and honest fellow from the FM post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Interesting, very interesting.

 

I thought Oomaar's position was 4.5 compliant. smile.gif Maybe Boss's supposed return is the counter-balance.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this