Paragon Posted November 2, 2006 Originally posted by Alle-ubaahne: ^Oh, sorry, I taught you were a girl, walaahi, because of that picture! War waan ceeboobay maanta, ilaahow na baxso! Waraa ookiyaalaha xiro . See camal adiga yaakheey, nin David la dhaho maaba geber kuula ekaadey Alle-Ubaahne, waa dhacdaa mararka qaarkood, aniga imisaa PM ii soo dirtay cinwaankiisuna yahay 'Abaayo waan ku salaamey' Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alle-ubaahne Posted November 2, 2006 Originally posted by Paragon: quote:Originally posted by Alle-ubaahne: ^Oh, sorry, I taught you were a girl, walaahi, because of that picture! War waan ceeboobay maanta, ilaahow na baxso! Waraa ookiyaalaha xiro . See camal adiga yaakheey, nin David la dhaho maaba geber kuula ekaadey Alle-Ubaahne, waa dhacdaa mararka qaarkood, aniga imisaa PM ii soo dirtay cinwaankiisuna yahay 'Abaayo waan ku salaamey' War saaxiib jab iyo naaso-beel ayaa iga raacay meesha! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Gabbal Posted November 2, 2006 Originally posted by Paragon: Waraa ookiyaalaha xiro . See camal adiga yaakheey, nin David la dhaho maaba geber kuula ekaadey Alle-Ubaahne, waa dhacdaa mararka qaarkood, aniga imisaa PM ii soo dirtay cinwaankiisuna yahay 'Abaayo waan ku salaamey' War naga daa, oo anigu kaliya yaan moodaye inuu wax kale igu qaldaye ileen odaygu meesha caan buu ka yahay! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Paragon Posted November 2, 2006 ^^^ Is illaali sxb, meesba fara-daar haduu ka dhicin aa nasiib la leeyahay . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain Xalane Posted November 4, 2006 Originally posted by Paragon: ^^^ Is illaali sxb, meesba fara-daar haduu ka dhicin aa nasiib la leeyahay . Quote Share this post Link to post Share on other sites