General Duke Posted June 5, 2009 Ciidamo Itoobiyaan hubeysan oo Soo galay deegaano ka mid ah Gobolka Bakool Wararka ka soo baxaya degeenka Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa waxay ku waramayaan in meel u jirta deegaankaasi 6Km lagu arkay ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u farabadan islamarkaana ku Hubeysan hubka culculus . Sida ay xaqiijiyeen dad ka tirsan Deegaanka oo iyagu soo arkay ciidamadaasi , ayaa waxay gaarayaan islamarkaana ay kor u dhaafayaan boqolaal iyagooku raran gaaduudka dagaalka oo tiradooda lagu qiyaasay 30. Sidookale wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan in ciidamadaasi Itoobiyaanka ahi ay weheliyaan kuwo Soomaali ah oo ka tirsanaa Maamuladii gobolada Baay iyo Bakool ee dowlada FKMG ah ee Soomaaliya mudo bilo ka horna dagaal looga qabsaday gobolada Baay iyo Bakool. Warar aan ka soo xiganay dadka deegaanka Ceelbarde ayaa sheegay in ay ciidamadaasi soo galeen gudaha degmada Ceelbarde kana adeegteen suuqyada deegaankaasi iyagoo ku xiran dharka lagu yaqaan e tuuraha. Hadalheynta dadka ayaa waxay noqotay maanta arintan iyada ah iyadoo sidookale la hadal hayo in ciidamadan ay kulugleeyihin Masuuliyiinta Maamuladii Gobolada Baay iyo Bakool oo iyagu dhowalahanba ku sugnaa gudaha degmada Ceelbarde. Isku soo wada duub oo Ibaatinka Ciidamadan Itoobiya qeybo ka mid ha Gobolka Bakool ayaa waxay ku soo aadeysaa xili hadalo kulul ay hawada isku marinayeen maamulkii hore ee Gobolada Bay iyo Bakool iyo masuuliyiinta xarakada Alshabaab ee gobolka Baay kusugan. Max’ed Xaaji Xasan Abuukar SBC International Baydhabo Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 5, 2009 Ethiopia admits reconnaisance missions in Somalia 4 Jun 4, 2009 - 5:19:53 PM ADDIS ABABA (AFP) — Ethiopia has undertaken military reconnaisance operations in violence-wracked nearby Somalia, but is not planning to re-deploy, a government spokesman said on Thursday. "We have no plans to go back to Somalia... (but) there are reconnaisance missions," Information Minister Bereket Simon told reporters. Ethiopian troops rolled into Somalia in late 2006 to buttress an embattled transitional government against radical Islamist insurgents. But it has repeatedly rejected accusations from local Somalis that it crossed back into the country last month in the wake of renewed fighting which has killed more than 200 people in one month. "We haven't entered Somalia. But when there is a threat you can send scouts, and reconnaissance missions. That is normal," Bereket said without giving details. This is the first time the authorities in Addis Ababa acknowledge the existence of military activities in Somalia since its troops pulled out at the start of the year. Witnesses have in recent weeks reported seeing Ethiopian troops inside Somalia, mainly around Beledweyne, a regional capital located near the border. "We stood by on our borders following closely the situation," added Bereket. Ethiopia's entry into Somalia in 2006 was backed by an six-country regional bloc under the aegis of the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) and with the backing of the African Union. Source: AFP Quote Share this post Link to post Share on other sites
Hassan6734 Posted June 5, 2009 Lets see if al-shaabab can fight them they same way as they fight and kill the people of somalia. Or would al-shabaab hide and run away and jump up and return when the ethiopians withdraw? Quote Share this post Link to post Share on other sites