Sign in to follow this  
NASSIR

Immense public support for the Government in Mineapolis,MN

Recommended Posts

NASSIR   

Pictures too big for the windows, so see it anyway.

 

 

Banaanbax Lagu Taageerayo Dowlada Soomaaliya oo ka dhacay Minnesota

 

Minneapolis: (Dhahar.com) Waxa ka dhacay Minnesota gaar ahaan labada magaalo ee mataanaha ah banaanbax weyn oo lagu taageerayo Dowlada ku meelgaarka ah, oo iyadu hada hanatay nabada Soomaaliya. Banaabaxaas ayaa dadkii isugu yimid ay ku muujiyeen taageerada weyn ee ay u hayaan dowlada ku meelgaarka ah.

 

 

 

2380.jpg

 

baabuurkageedi.jpg

 

gabareerminnesota.jpg

 

primeminsterpic.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

lol@ all i see is 30 islaamo soomaaliyeed ah iyo masawirkii Geeddi fanaxleey.

 

I dont think inuu u dhigmo kii maalintii ciidda ay kun ku dhowaad ay MN iyo London iskugu yimaadeen. Si kasta oo ay dawlad u rabtona ummdda Soomaaliyeed guud ahaan inta badan iyo wixii caqli lehba way ka caroodeen Itoobiyaanka dhulkeenna soo galay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this