NASSIR Posted January 2, 2007 Pictures too big for the windows, so see it anyway. Banaanbax Lagu Taageerayo Dowlada Soomaaliya oo ka dhacay Minnesota Minneapolis: (Dhahar.com) Waxa ka dhacay Minnesota gaar ahaan labada magaalo ee mataanaha ah banaanbax weyn oo lagu taageerayo Dowlada ku meelgaarka ah, oo iyadu hada hanatay nabada Soomaaliya. Banaabaxaas ayaa dadkii isugu yimid ay ku muujiyeen taageerada weyn ee ay u hayaan dowlada ku meelgaarka ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted January 2, 2007 Good one Camir.The public want the TFG to suceed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted January 2, 2007 lol@ all i see is 30 islaamo soomaaliyeed ah iyo masawirkii Geeddi fanaxleey. I dont think inuu u dhigmo kii maalintii ciidda ay kun ku dhowaad ay MN iyo London iskugu yimaadeen. Si kasta oo ay dawlad u rabtona ummdda Soomaaliyeed guud ahaan inta badan iyo wixii caqli lehba way ka caroodeen Itoobiyaanka dhulkeenna soo galay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wisdom_Seeker Posted January 2, 2007 So many people Ooh wait i am looking at the wrong pictures Quote Share this post Link to post Share on other sites