Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka waxbarashada XFS oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Turkmenistan

Recommended Posts

Deeq A.   

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa maanta kulan aaladda fogaan aragga ah [Zoom] la yeeshay dhigiisa Wasiirka Waxbarashada ee dalka Turkmenistan Mudane Jumamurad Gurbangeldiyev.

Shirkaas ayaa si qoto dheer loogaga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xidhiidhka labada dal ka dhexeeya gaar ahaan dhinaca waxbarashada heer jaamacadeed, dhaqanka iyo tiknoolajiyadda.

Shirkan oo ay soo qabanqaabisay safaarada JFS ee wadanka Türkiye ayaa qabanqaabadiisa ay la xiriirtaa booqashadii uu dhawaan ku tagay Turkmenistan Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Türkiye iyo Turkmenistan Mudane Fatxudiin Cali Maxame

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this