Sign in to follow this  
Deeq A.

Xaaladda caafimaad ee madaxweynaha Jabuuti oo laga dayrinaayo

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Djabuuti saddexdii maalmood ee u danbeeyayba waxa uu yaallaa cusbitaal millateri oo ku yaalla dalka faransiiska sida aan xogta ku helayo.

Xilli uu u diyaar garoobayay ka qaybgalka shirka madaxda qaramada midoobay ayaa waxa kusoo booday xanuun laga deyrinayo heerkiisa, balse nooca xanuunka aannaan helin xaqiiqadiisa. balse wararka qaar ayaa sheegaya in uu faalig yahay.

Shirkaas qaramada midoobay halkiisii madaxweynaha waxa ka qaybgalay wasiirkiisa arrimaha dibada duruufta timi awgeed.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay xaga xukuumadda Djibouti oo ku saabsan xaalada caafimaad ee Madaxweyne Ismail Omar Guelleh

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this