General Duke Posted October 11, 2010 Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha Puntland Oo Ka Hadley Iska Horimaadkii Ka Dhacay Garacad October 11, 20103 comments| leave your own!Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha iyo Dawladdaha hoose ee Dawladda Puntland ayaa ka hadlay iska horimaadkii maanta dhexmaray Ciidamo ka tirsan Puntland oo u horkacaayay Wasiirka dekaddaha iyo gaadiidka Badda iyo kooxo Burcadbadeed Soomaali kaas oo ka dhacay agagaarka degmada Garacad ee gobolka Mudug. Dhegayso Wasiirkuxigeenka arimaha gudaha oo ka waramaaya shaqaaqadii ka dhacdey Garacad Podcast: Play in new window | Download Mudane Cali Yuusuf Xoosh oo Shir jiraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegay in iska horimaadka uu ku dhintey mid kamid ah ilaalada isla markaana ay ku dhaawacmeen labo kale Wasiirka dekaddaha Puntland kadib markii kooxo Burcadbadeed ay u galeen jidka u dhaxeysa degmada Jariiban iyo Garacad. Wuxuu sheegay in Wasiirka dekaddaha uu degmada Jariiban u tegay sidii Odeyaasha dhaqanka iyo dadka degaanka uu kala kaashan lahaa la dagaalanka Burcadbadeeda oo ay Dawladda Puntland hore u sheegtay in dagaal adag la galayso. Mr.Cali Xoosh ayaa sheegay in ciidanka Puntland markii ay dib uga soo noqdeen Garacad oo ay kusoo jeedeen Jariiban rasaas ay fureen uu ku dhintey hal qof oo Odey ah isla markaana ay ku dhaawacmeen labo kale oo shacab ah. Wasiir kuxigeenka arrimaha gudaha ayaa sheegay in ay aad uga xunyihin falkaas isla markaana tibaaxay in talaabo adag laga qaadi doono kooxaha Burcadbadeeda. Maxamed Siciid Yuusuf Wakiilka Horseed Media Garoowe,Puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Thankful Posted October 11, 2010 This is unbelievable news, Puntland will now show these Pirates in Mudug that what happened in Galgala can be repeated. Criminals cannot run free like this. President Faroole needs to return immediately and solve this problem. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 Indeed, this is a provocation and needs to be dealt with head on. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 11, 2010 This fight all Puntlanders can support. You can't turn a blind eye to pirate criminal organizations and expect that they will not turn their guns against the govt. Garaad and Eyl needs to be shutdown immediately or Faroole will loose credibility on the pirate issue. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 ^^^We agree though Eyl is not the problem anymore its been shutt down. Now its Garacad is the main base that needs to be taken care. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 11, 2010 Good I must have missed that, any info you can provide br. about Eyl being out of business. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 ^^^It has been for a while, they moved south to Garacad and Xharadheere but will be dealt with soon enough... Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 Puntland oo ka hadashay Weerar loogeystay mid ka mid ah Wasiirada DPL Maamulka Puntland ayaa ka hadlay Maanta Shaqaaqooyin ka dhacay deegaanka Jariiban halkaas oo kooxo hubeysani ay ku rasaaseeyeen Gaadiid uu la socday Wasiirka Dekedaha iyo Kaluumeysiga Puntland Siciid Maxamed Raage, isaga iyo Wafdi uu hogaaminayo halkaasi u tagay howlo ku aadan Wacyigelinta Burcad badeeda. Wasiirku xigeenka wasaarada Arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Cali Yuusuf (Cali xoosh) oo shir jaraaid ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntland ee Garoowe ayaa ka warbixiyay Falkaasi . Waxa uu saxaafada u sheegay Wasiir ku xigeenku in Wasiirka iyo wafdigiisa oo u tagay Wacyigelen deegaanadaas ay kooxo burcad ah oo sida uu sheegay ka yimid dhanka koonfurta ay meel u dhexeysa garacad iyo Jariiban ku weerareen halkaasna ay ku dileen mid ka mid ah Ilaalada Wasiirka halka 2kalena ay ku dhaawacmeyn . Xaalada Deegaanka ay shaqaaqadu ka dhacday ayaa waxay tahay mid degen iyadoona uu isaga yimi wasiirka iyo Ilaaladiisii, mana jiraan wax xiisad iyo is urursi ay sameynayaan Kooxohii weerarka geystay oo ahaa kuwo Burcad badeed ah Ugud ambeyntii Maamulka Puntland ayaa arintani waxa uu ku tilmaamay mid lagu carqaladeeynayo Amaanka Puntland gaar ahaan deegaanada ay nabadu ka jirta. C/naasir Yaasiin Salaad SBC International Garoowe Quote Share this post Link to post Share on other sites
Freedomfighter007 Posted October 11, 2010 Let the war start lool Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 ^^^Nothing major lad. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 11, 2010 Pirates fighting each other,no big deal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 ^^Puntland State is dealing with things head on, its already curbed the power of the AL Shabaab, and now wil turn to the last Pirate base in the state. Its a tough job, but the state is up to the job. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Captain_Mike20 Posted October 11, 2010 If its up to the job, im still waiting 25 miles west of your capital Garowe. COME ON ... All talk no balls Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted October 11, 2010 ^^^A fake secessionist does not present us with any problem, he needs to get recognised first. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted October 12, 2010 how much are they (Budcad) demanding for the release of the minister and his milatia Quote Share this post Link to post Share on other sites