Sign in to follow this  
Deeq A.

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay hoggaamiyaha militariga Suudaan

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta magaalada New York kulan kula yeeshay Madaxweynaha Suudaan Abdel-Fattah Al-Burhan Abdelrahman.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo xiriirka u dhaxeeya labada dowladood iyo shacab ee walaalaha ah ee Soomaaliya iyo Suudaan, iyagoo si gaar ah iskula soo qaaday xal u helidda colaadda ka taagan dalka Suudaan.

Dagaalka ka holcaya dalka Suudaan ayaa sanadkii labaad galay, ayadoo Janaraal Cabdifitaax Alburhaani oo qaar kamida dowladaha gobolka ku eedeeyay inay tageero dhaqaale iyo hub isugu jirta siiyaan fallaagada RSF

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this