Sign in to follow this  
Deeq A.

Xisbullaah oo gantaallo ku weeraray milatariga Israa’iil

Recommended Posts

Deeq A.   

Milatariga Israa’iil ayaa soo bandhigay gantaal la sheegay in Xisbullaah ay ku weerartay meel u dhow deegaanka Nafakhiyeh ee dalka Lubnaan.

Waxay sheegeen in ay duqeyeen dhowr bartilmaameed oo kale oo Xisbullaah ay leeyihiin, iyagoo sheegay in ay ay garaaceen kaabayaasha dhaqaalaha, xaruumaha lagu kaydiyo hubka iyo gantaalaha riddada dheer.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this