Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 24, 2024 Kuwii shalay doortay, codkooda la'aantiis uuna kursiga heli lahayn ayaa maanta Xamar ku hub aruursanaayo sey iskaga difaacaan weerarka Xasan. Soomaali wada colaad ah, caalamkana la wada colaad ah. Xasan hal qof siyaasi awood leh heshiis la yahay ma leh. Guudlaawaha ee Hirshabeelle ugu dambeeyey ay kala dhaqaaqeen. Failed within two years of his regime. Worst Soomaali presidential tenure ever. Mucaaradka oo Muqdisho ka bilaabay diyaargarow ka dhashay hanjabaadii Xasan Sheekh Cabsi weyn ayaa soo wajahday mucaaradka Madaxweyne Xasan Sheekh, kadib markii Madaxweynuhu uu Jimcihii ku hanjabay in gurigiisa saqda dhexe loogu geli doono qofkii la ogaado inuu heysto hub sharci darro ah oo kan dowladda ama u diiwaan gashan aan aheyn. Mucaaradka ayaa ka cabsi qaba in Xasan Sheekh uu ka dhabeeyo hanjabaadiisa, maadaama ay hubeysan yihiin, isla markaana guryaha ay ka degan yihiin Muqdisho ay ku heystaan hub ka madax-banaan kan dowladda. Siyaasiyiinta qaar waxay bilaabeen in gaadiidka dagaalka ay banaanka uga soo saaraan guryaha ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho, isla markaana difaac adag sameystaan, maadaama ay suurtagal tahay inay dowladdu weerarto, si hubka dhigis loogu sameeyo. Mucaaradka ayaa u arka qorshaha Xasan Sheekh inuu yahay mid ayaga hubka looga dhigayo, waxayna isku diyaariyeen inay iska difaacaan weerar kasta oo uga yimaada dhanka dowladda. Siyaasiyiinta qaar waxaa la sheegay inay dalbadeen hub ka badan kii ay horay u heysteen, si ay isku difaacaan oo Xasan Sheekh uusan ugu dhiiran in guryahooda uu ku weeraro, si hub ka dhigis loogu sameeyo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo Jimcihii khudbad dheer jeediyey ayaa sheegay in qofkii heysta hub sharci darro ah uusan sharaf laheyn, dowladuna ay ka qaadi doonto talaabo adag, iyadoo weliba gurigiisa loogu dhacayo saqda dhexe ee habeenkii. Arrinta cabsida ku abuurtay mucaaradka waa in Xasan Sheekh oo xusay magacooda, isagoo yiri “Siyaasi, sarkaal ama ganacsade ahaaw qofkii heysta hub ma ixtiraami doono, waxaana loogu dhacayaa gurigiisa, weliba xili saq dhexe ah.” Arrintaan ayaa shaki badan ku abuurtay mucaaradka, waxayna hadalkaas u arkeen in ayaga ku socda oo dowladu ay rabto inay la wareegto hubkooda, taasi oo khatar ku ah amnigooda, maadaama ay dayacmayaan xili kasta ay suurtagal noqon karto in la weeraro ama la dhibaateeyo. Xildhibaan Gamaadiid oo ka tirsan golaha shacabka, kana mid ah Mucaaradka Xasan Sheekh ayaa TV-ga Shabeelle u sheegay in mucaaradku ay is qalabeynayaan oo hub ay isku difaacaan ay soo iibsanayaan, si ay isaga difaacaan hadii Xasan Sheekh uu ka dhabeeyo hanjabaadiisa. Xigasho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 26, 2024 More shyt to come. I'm surprised that Mogadishu didn't break up into tribal enclaves like early 90's. Quote Share this post Link to post Share on other sites
maakhiri1 Posted September 27, 2024 I think HSM doesn't care rest of country, he wants full control over Mogadishu and stay there as long as he can Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 28, 2024 8 hours ago, maakhiri1 said: I think HSM doesn't care rest of country, he wants full control over Mogadishu and stay there as long as he can 100%. He has a village mentality. Pretty much a warlord mindset. I ask myself, aren't there any decent advisers left within his circle? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted September 28, 2024 23 hours ago, maakhiri1 said: I think HSM doesn't care rest of country, he wants full control over Mogadishu and stay there as long as he can Kheyre and Shariifka would allow this? Uma maleeyi. Shariifka's subclan are richer and much influential than Xasan's, who hail from far away Galgaduud. Shariifka reerkiisa waa reerka Cali Mahdi, Maxamed Dheere, Guudlaawe, Bashiir Shiiraar Raage and the wealthy businessman Caddaani family. This subclan ruled northern Xamar and parts of Shabeellaha Dhexe in 1990s and early 2000s. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 29, 2024 10 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Kheyre and Shariifka would allow this? Uma maleeyi. Nah. Kheyre is a selfish, hypocrite. Sharif is clueless. Not naturally born leader. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dhagax-Tuur Posted September 29, 2024 https://www.facebook.com/share/v/DsqP9jijhnNBj169/ It's going good! Quote Share this post Link to post Share on other sites