Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 22, 2010 Saas ayee ahaan jirtay iyo ka daran. Sodon kiilomitir wax aad ugu yar ayee intaas oo isbaaro taali jirtay. Waxa kaliya ee Barbaarta la dhihi karo wey ku roonyihiin inkastoo qashinkooda iyagana buuxo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Peace Action Posted October 22, 2010 MMA does that mean thanks to alshabaab and Roobow, are you getting soft? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 23, 2010 Kuwaas iyo ani Ibliis iyo Aaden isku nahnee wax kale sheeg, xaaji. That doesn't mean, laakiin, one cannot give what is due. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ismalura Posted October 23, 2010 Yeah MMA Wax walbe faaiido iyo khsaraba weey leyhiin dhankeey u badnaataba and It is right to give credit where it is due. Lakiin hada dadka waa maxaabiis ee maxeey isbaro dhigtaan LOL. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted October 24, 2010 Waa runtaa, abaayadiis. Afkii ayaaba laga wada xiray, kii ama tii socotona lugihii laga wada gooye, gacmihiina ha sheegin. I fear after Barbaartaas dalka laga ciribtiro, how many curyaamo soo bixi doono. Walaahi, a dark, stark future na sugeyso, future kasii daran kii awal ka cabsan jirnay during the warlord era. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Muriidi Posted October 24, 2010 .. adiga waa fiicantahay .. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Som@li Posted October 24, 2010 Cajiib, Hadaan ICU loo dirin, Ilaa maanta waa jiri lahayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites