Deeq A. Posted September 21, 2024 Waftigii uu hogaaminaayey Musharaxa madaxweyne ee xisbiga WADDANI ee maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa magaalada Borama ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey degmada Baki . Shacabka degmada Baki ee sida weyn u soo dhaweeyey Waftiga xisbiga WADDANI , waxaa qeyb ka ahaa Maayarka Degmada Baki iyo xildhibaanada golihiisa deeganka . Qaran News Share this post Link to post Share on other sites