Sign in to follow this  
Deeq A.

Waftiga uu hogaaminaayay musharax Cirro oo la kulmay hogaamiye dhaqameedka

Recommended Posts

Deeq A.   

img_1_1726848122253.webp
Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cirro ‘ Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Xisbiga Maxamed Cali Aw Cabdi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xirsi xaji Cali Xasan
Oo Ay Weheliyaan Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Heer Qaran Cabdirashiid Cabdi Jaamac iyo Xoghayaha Horumarinta Beeraha Mukhtaar Xaaji Muxumed Faarax Ayaa Kulan la Yeeshay , Hogaanka dhaqanka Beelaha Madaxyoweyn (Gedabuursi) oo ka mid ah Aas-Aasayaasha xisbiga WADDANI

Kulankaas Lagaga Hadlayey U diyaargarowga Doorashooyinka Iyo isbadalka waddani Looga Qaybqaadan Lahaa

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this