Sign in to follow this  
General Duke

President Yusuf is right by Dayniile.com -

Recommended Posts

Dayniile.com is at it again, here is yet another example of their confusion, frustration and disappointment at their leaders, the warlords of Mogadishu. After propagating the lie it seems the truth is dawning on them as it seems to do on a regular basis. The conclusion is that President Yusuf is right not to believe a word of the hapless warlords. That its because of his stance that led then to even discuss the removal of roadblocks. Wonders never seize to amaze…enjoy :D

................................................................................

 

 

Dadka tabartayar ee ku nool magalada Muqdisho oo ka codsay maxaweyne Cabdulahi Yuusuf inn uu mar kale ku celiyo in wadanka Soo galayaan ciidaamo Itoobiyaan ah si kuwa nidaam diidka ah nooga qadaan isbaarooyinka

Muqdisho

 

 

Dadka ku nool magalada Muqdisho ayaa iminsan qolooyinka ay isbarada u yaliin magalada Muqdisho ay ka danbeyaan beelaha hooda si ay ugu sii helaan xubna kale oo saa´´id ah sida mareyeyaal ,safiiro iyo shaqooyin kale badan sida hada ka hor ay uga heleen wasiiro iyo xildhibaano saaid ah oo san helin beelo kale ee aan wax isbaraha laheyn .

 

Hadaba arimaha ka socdo magalada Muqdisho ayaa ah kuwa aad u cakiran oo markaad fiirso aad isleydahay dadkaan Tigaree iska dayee Yahuud allaha ku salid sida ay u dhaqmayaan markaad aragto , sababtoo ah 15 sano qof heestay waxii ay Soomali laheyd hadana dhargi la sida wax loola qeybsado waa adagtahay ayagoon loo helin awood kaweyn oo baabiiso maxaa yeelay qoom mar haduu halkaa gaaro ilahay waxuu ku salidaa balaayo kaweyn .

 

Dadka ku nool Muqdisho oo qabo inta badan in isbaarada lagu qadi karo oo kaliya in uu Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ku celiyo handadaadi sii aheyd in ay wadanka Sooo galaan Ciidamo Itoobiyaan ah sababtoo ah ay leeyhiin mar walboo uu hadlo Madaxweyne Cabdulaahi yuusuf waxbaa noola qabtaa Asbuucasi uu hadalka qooyan yahay marka waxaan mar kale ka codsaneynaa in uu ku celiyo handadasisa si wax noogu qabtaan wax magaratada isbaarada u dhigatay qarankii Soomaliyeed. :D

 

 

Ku noqo beejka

 

 

webmaster@dayniile.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Siyaasi ay isku heyb yihiin Muuse Suudi oo sheegay inuu taageersan yahay fekerka madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed

Muqdisho

 

 

Siyaasiga C/raxmaan Maxamuud Jimcaale (shifti) oo maanta u waramayay idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay inuu taageersan yahay fekerka uu qabo madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed isla markaana uu fekerkaasi yahay midka saxda ah.

 

Shifti oo ka mid ahaa ergadii beesha Mudulood uga qeyb gashay shirkii dib u heshiisiinta Kenya ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo fekerka ay qabaan xubnaha labada gole ee ku sugan Jowhar wuxuuna sheegay in hal dhinac uusan kaligiis waxba ka wadi karin Muqdisho isagoo dhanka kalena caddeeyey in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay gartaan dantooda taageerana aysan siin dhinac kaliya “anigu waxaan qabaa inay saxsan yihiin xubnaha labada gole ee ku sugan Jowhar†ayuu yiri C/raxmaan Shifti inaan dhex dhexaad laga noqon karin khilaafka u dhaxeeya masuuliyiinta dowladda federaalka

 

Cabdraxaam shifti oo horey u tageersanaan jirey dowladii Carte ayaa hadana marka kale u wareegay dhinac Muuse Suudi

 

Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile, Muqdisho

 

 

Ku noqo beejka

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this