General Duke Posted June 19, 2005 Dayniile.com is at it again, here is yet another example of their confusion, frustration and disappointment at their leaders, the warlords of Mogadishu. After propagating the lie it seems the truth is dawning on them as it seems to do on a regular basis. The conclusion is that President Yusuf is right not to believe a word of the hapless warlords. That its because of his stance that led then to even discuss the removal of roadblocks. Wonders never seize to amaze…enjoy ................................................................................ Dadka tabartayar ee ku nool magalada Muqdisho oo ka codsay maxaweyne Cabdulahi Yuusuf inn uu mar kale ku celiyo in wadanka Soo galayaan ciidaamo Itoobiyaan ah si kuwa nidaam diidka ah nooga qadaan isbaarooyinka Muqdisho Dadka ku nool magalada Muqdisho ayaa iminsan qolooyinka ay isbarada u yaliin magalada Muqdisho ay ka danbeyaan beelaha hooda si ay ugu sii helaan xubna kale oo saa´´id ah sida mareyeyaal ,safiiro iyo shaqooyin kale badan sida hada ka hor ay uga heleen wasiiro iyo xildhibaano saaid ah oo san helin beelo kale ee aan wax isbaraha laheyn . Hadaba arimaha ka socdo magalada Muqdisho ayaa ah kuwa aad u cakiran oo markaad fiirso aad isleydahay dadkaan Tigaree iska dayee Yahuud allaha ku salid sida ay u dhaqmayaan markaad aragto , sababtoo ah 15 sano qof heestay waxii ay Soomali laheyd hadana dhargi la sida wax loola qeybsado waa adagtahay ayagoon loo helin awood kaweyn oo baabiiso maxaa yeelay qoom mar haduu halkaa gaaro ilahay waxuu ku salidaa balaayo kaweyn . Dadka ku nool Muqdisho oo qabo inta badan in isbaarada lagu qadi karo oo kaliya in uu Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ku celiyo handadaadi sii aheyd in ay wadanka Sooo galaan Ciidamo Itoobiyaan ah sababtoo ah ay leeyhiin mar walboo uu hadlo Madaxweyne Cabdulaahi yuusuf waxbaa noola qabtaa Asbuucasi uu hadalka qooyan yahay marka waxaan mar kale ka codsaneynaa in uu ku celiyo handadasisa si wax noogu qabtaan wax magaratada isbaarada u dhigatay qarankii Soomaliyeed. Ku noqo beejka webmaster@dayniile.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted June 20, 2005 Siyaasi ay isku heyb yihiin Muuse Suudi oo sheegay inuu taageersan yahay fekerka madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed Muqdisho Siyaasiga C/raxmaan Maxamuud Jimcaale (shifti) oo maanta u waramayay idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa wuxuu sheegay inuu taageersan yahay fekerka uu qabo madaxweynaha dowladda federaalka C/llaahi Yuusuf Axmed isla markaana uu fekerkaasi yahay midka saxda ah. Shifti oo ka mid ahaa ergadii beesha Mudulood uga qeyb gashay shirkii dib u heshiisiinta Kenya ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo fekerka ay qabaan xubnaha labada gole ee ku sugan Jowhar wuxuuna sheegay in hal dhinac uusan kaligiis waxba ka wadi karin Muqdisho isagoo dhanka kalena caddeeyey in shacabka Soomaaliyeed looga baahan yahay inay gartaan dantooda taageerana aysan siin dhinac kaliya “anigu waxaan qabaa inay saxsan yihiin xubnaha labada gole ee ku sugan Jowhar†ayuu yiri C/raxmaan Shifti inaan dhex dhexaad laga noqon karin khilaafka u dhaxeeya masuuliyiinta dowladda federaalka Cabdraxaam shifti oo horey u tageersanaan jirey dowladii Carte ayaa hadana marka kale u wareegay dhinac Muuse Suudi Cabdishakuur Cilmi Xasan Dayniile, Muqdisho Ku noqo beejka Quote Share this post Link to post Share on other sites